Aways Mahad

Aways Mahad Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Aways Mahad, Höhenweg . 9, Melsungen.

Winners 🏆 weeye  international k**a adkaan karto sidaan u arko ciyaartas waxay ku dhamaan karta  psg :2:1 International
07/05/2025

Winners 🏆 weeye international k**a adkaan karto sidaan u arko ciyaartas waxay ku dhamaan karta psg :2:1 International

Waxan hambalyo iyo aroos u diraya wllkay caydarus xuseen caways Abdi Hussein iyo dumashiday hibo dayr abdi  oo leeayay d...
10/01/2024

Waxan hambalyo iyo aroos u diraya wllkay caydarus xuseen caways Abdi Hussein iyo dumashiday hibo dayr abdi oo leeayay ducadii raduulka ‏بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما بالخير أو في الخير

إن لله وإنا إليه راجعون ‏كل نفسن ضايقه الموتWaxa geeriyooday wallakay Yaqub Cabdi Elmi  illahay ha i naxariisto oo qa...
13/12/2023

إن لله وإنا إليه راجعون ‏كل نفسن ضايقه الموت
Waxa geeriyooday wallakay Yaqub Cabdi Elmi illahay ha i naxariisto oo qabriga ha i waasiciyo idinkuna u so duceeya wllyal aamin yaa rabbi

12/09/2023

# deeq badnoow adaan ku dacwoon daainbaad tahaye

# nin durraysan oo dawadiisi daydayo daalan ahaye
# dad badani nimaysugayso oo dooran baan ahaye
# dariiqi eebe iyo rasuul{SCS) nin daalac daan ahaye
* Dambi wixii iga dhacay nin toobad keena baan ahay

Allahayow Ada daaino kuu dan sheganay
Adaa dhamaan daalacdo garan waxaan doono
Dawo Alahayoow nasii deeq badna tahaye

*Duumada jidhkaygi gashee ee an duul walba u geeyey
Digtoor iyo mid diirad wax ku baadha
daal waxaan ahayn oo ay ku tari daaba hadalkeeda

Allahayoow Adaa Daaino ku dansheeganay Adaa dhamaan daalacda oo garan waxaan doono
daawo alahayow nasii deeq badnaa tahaye
aammin yaa rabbi

Alle ha u naxariisto Dr. Sakariye Cabdi Jaamac oo toogasho lagu dilay, magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Digtoorka a...
10/09/2023

Alle ha u naxariisto Dr. Sakariye Cabdi Jaamac oo toogasho lagu dilay, magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Digtoorka ayaa ka hawl-galayay Cusbitaalka Al-Xarameyn ee Gaalkacyo.

Geerida Aqoonyahankan da'da yar ayaa laga dareemay guud ahaan Gobolka, iyadoo si wayn ay uga naxeen dhalinyarada iyo Wax-garadku.

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa shaqada ka fadhiisiyey boqollaal ka tirsan ciiddamadda dalkaas kuwaas oo ay k...
31/08/2023

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa shaqada ka fadhiisiyey boqollaal ka tirsan ciiddamadda dalkaas kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil ciidan oo soo shaqaynayey tan iyo markii dalkaasi uu ka baxay dagaalladii sokeeyo.

Isaga oo booskoodana ku beddelay dhallinyaro kacaantay soddonkii sano ee la soo dhaafay.

Paul Kagame ayaa dalkaas ka soo talinayey tan iyo sannadkii 2000.

Waana mid ka mida hoggaamiyeyaasha ugu xil haynta dheer wakhtigan ee qaaradda Afrika.

Tallaabada uu ciidanka ku ruqseeyey ayaa ku soo beegmaysa xilli ay qaaradda Afrika ka socdaan duufaano afgenbiyo ah oo ka soo bilaabantay dalalka Galbeedka Afrika.

‏بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع  بينكم بخير ‏أو في الخير waxaan hambalyo u daraya boqorka iyo boqorada maxamed cabdi...
06/08/2023

‏بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بخير ‏أو في الخير 
waxaan hambalyo u daraya boqorka iyo boqorada maxamed cabdi yusuf iyo hani xiis cali oo aan leeyahay ilahay ha isu kiin barakeeyo alfa mabruuk

Adresse

Höhenweg . 9
Melsungen
34212

Telefon

+4917664649112

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Aways Mahad erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Aways Mahad senden:

Teilen