hon mahamed ilkadahab

hon mahamed ilkadahab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from hon mahamed ilkadahab, Real Estate, jigjiga, Addis Ababa.

FADLIGA MAALINKA JIMCAHA IYO AADAABTEEDA Jimcaha waa maalin fadli badan, waayo waa ciidda muslimiinta, oo ay ku kulmaan ...
04/11/2022

FADLIGA MAALINKA JIMCAHA IYO AADAABTEEDA

Jimcaha waa maalin fadli badan, waayo waa ciidda muslimiinta, oo ay ku kulmaan masaajidka iyagoo kakala yimi meelo kala fog si ay u dhagaystaan xuska Alle iyo wacdiga Imaamka. Qofka haduusan dhageysan wacdi muddo dheer qalbigaa mirira marka xigana ka awdma

Nabiga (SCW) wuxuu yiri:
(Dadka hadii eeyan ka joogin ka tegidda ay ka tegeyaan salaadaha jimcooyinka Ilaahay wuxuu ka dabooli doonaa quluubta, kadibna waxay noqonayaan kuwo kheyrka halmaansan.)

Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay ka aqbalayo ducada. _gaar ahaan xilliga galabkii_

Nabiga (scw) wuxuu yiri:
(Maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u kheyr badanmaalinta jimce, waayo waa maalintii la abuuray nabi Aadam, waana maalinta jannada la geliyay,waana maalintii janada laga soo bixiyey, qiyaamaduna dhici mayso maalinaan jimco aheyn)

Alle kor ahaaye wuxuu noo dardaarmay in loo degdego salaadda jimce marka laysugu yeero wuxuuna Alle yiri:
(Kuwa Alle iyo xaqa rumeeyow marka la adimo salaadda jimce u degdega xuska Alle kana taga wax kala iibsiga sidaasaa idiin kheyr roon haddaad tihiin kuwo wax garanaya)

Haddaba waxaa habboon in loo darbado jimcaha oo qofka muslimka ah uu qubeysto oo weyso qaato, Nabiga (Scw)wuxuu yiri:
(Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajibay inuu qubeysto maalinta jimcaha iyo inuu ku labisto dharkiisa kuwa ugu wanaagsan, iyo inuu iscarfiyo hadduu heli karo)

Maadaama jimcaha loogu talagalay in dadka la wacdiyo lana waaniyo waxaa waajib ah in la dhageysto khudbada imaamka, mana banaana in la hadlo ama la buuqo intey khudbadu socoto nabiga (scw) wuxuu yiri:
(markuu Imaamka khudbeynayo, Ruuxii saxiibkii ku yiraahda “aamus” waa mid micno darro ah)

Hadduuse qof qaldamo oo uu hadlo ama buuqo waxaa waajib ah in laga aamuso intey khudbadu socoto kadibna si xigmad leh loogu sheego.

By: hon mahamed ilkadahab

27/09/2022

Asc saxibyaal

"Waa la doogiye yaan la dacaron"Wakhtiyada adadag karamada lama iibiyo. waayo xumanta Samanta  aya lagu suga
20/09/2022

"Waa la doogiye yaan la dacaron"

Wakhtiyada adadag karamada lama iibiyo. waayo xumanta Samanta aya lagu suga

Address

Jigjiga
Addis Ababa

Telephone

+251917007253

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hon mahamed ilkadahab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to hon mahamed ilkadahab:

Share

Category