Qooneey district

Qooneey district Qooney waa degmo katirsan gobalka Gedo Somalia

18/06/2026

Halkan waa iskuulka Degmada Qooneey waxaana wax ku barto arday kala duwan oo ka timaado degaanada hoos yimaado Degmada Qooneey
Sanadkan waxaa imtixaanka sideedka galay dufcadii 22Aad

Page keena follow soo dheh
Muqaaka meel dheer gaarsii.

16/06/2026

GAASHAANKA ADAG EE DEGMADA Qooneey IYO GUDOOMIYE ABDIAZIZ HASSAN SHEIKH ABDI.

waxaa hubaal ah in Gudoomiyaha Degmada Qooneey Ragnimadiisa ay ku naceeen Daba dhilifyada aan awood iyo taagta laheen midna

Farintaaan gaarsiya Dagaalku waaa inoo bilowday yaaan la idinka badinina.







14/06/2026

Gudoomiye Abdiaziz Hasssan Gudoomiyaha Degmada Qooneey nin leh Rag iyo Rabi

Balse daba lifidyo badan ayaaa nacay hormarka uu Qooneey ka sameyey

Jaajuuskasta waa laga guuleysan donaa insha Allah

Maalmihi wacnaaa way soo socdaan.

Hala isku tashado kuwa Qooneey hormarkeeda Naceb

Ku darsado Gudoomiye Cabdi Casiis Xassan waa macalin faaaraha Nool ee ha moodina Gudoomiye bes ah.




11/06/2026

Jaajuusinta iyo daba dhilifyada aan awood iyo dhaqaaalo midna haysan ujoogsan mayso Qooneey iyo Gudoomiye Cabdi Casiis Xassan Qooneey nin leh Rag iyo Rabi.

Follow zoo dheh page
Share dheh postigan
Meel fog gaarsiya muqaalka.

10/06/2026

Waaa Nala baryi karaa laaakiin Nalama xoogi karo

Ku darso nin intaas oo Aqoon yahan ay garbo taagan yihiin Makula tahay in la xoogi karo ama wax uusan Rabin in la marsiin karo
Nin wax isku hayow soo sh*ta

Bal eeeg si aqoonyahanaduu soo saartey Gudoomiye Cabdi Casiis Xassan Qooneey ay cadowgiisa ugu xun yihiin

Guuleysan mayaaan daba dhilifka iyo jaajuusinta

Waaa ino bilow ciyaarta insha Allah

Maalmahi wacnaa way soo socdaan




.
.

Qooneey district
Qooneey Tv

09/06/2026

Hormarka Qooneey cidi ka xun ayada ayay dhibi
Cayaanka buufinaaa
Jaajuusku boos Uma hayno
Ishii bugtaay ku bikaacso

Gudoomiye Cabdicasis halyey aan dabin iyo dhagar mid wax looga qadeynin.
Nin rag iyo Rabi leh
Hogaaan dadkisu jecel yihiin

Qooneey




.

09/06/2026

Nin is hubo dadkiisuna hubaan

Hormar iyo baraaro Ayaan leenahay Gudoomiye Cabdi Casiis Xassan

Qooneey district

09/06/2026

Ha fududanina Rag loo Hanjabo waan ka waynahay

Qooneey district

Address

Gedo

Telephone

+252619164437

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qooneey district posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share