Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey

  • Home
  • Ethiopia
  • Gode
  • Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey

Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey Kiro'guri,dhul,iibah waan kuhayna macmiil soodhawaada

30/06/2026

Macmiil hadaad hayso guryo kiro ah fadalan nalasooxidhiidhi
Telphon number shashada saran

Asc macaamiisha kuxidhan page shirkada kalagadka dhulkakiraynta iibinta aalbaha celiska ah Maanta waxaan hayna fadhi cel...
30/06/2026

Asc macaamiisha kuxidhan page shirkada kalagadka dhulkakiraynta iibinta aalbaha celiska ah

Maanta waxaan hayna fadhi cellis oo mudo yar la isticmaalay kuna qancin doona insha,allh

Hadaba macmiil hadaad Mar uun raadinsay fursadan oo kale kafaaidaysi wacn

Waxaad nagalasooxidhiidhi karta telfon number 0910809980

Qiimaha-50,000
Magalada godey

Soo dhawada   cidii ubahan dhul iiba iyo guryo kira aha welcome
04/06/2026

Soo dhawada cidii ubahan dhul iiba iyo guryo kira aha welcome

04/06/2026

Cidii ubahan guryo kira waa diyar
7aad waadiyar
5aad waadiya
1aad waadiyar
wana wada dhagax guryahan heyno
0910005016
0916168811

Asc macaamiisha kuxidhan page Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey Caawa waxaan macamiishena idii...
25/03/2026

Asc macaamiisha kuxidhan page Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey
Caawa waxaan macamiishena idiin hayna fursad dhul iib ah oo waliba dhulka waxaa kuu dheer
Waa labo boos oo isku furan mid walbana waa boos& badh

●Magalada godey
●Xafaada waa 9aad
●2boos & badh
●Qiimaha ---

Hadaba macaamiisha kuxidhan page shirkada iibka dhulka& kiraynta guryaha ee gurey waxay mar walba utaagantahay inay macaamiisheda ku xidhan ay kusoo war galiso fursadahan oo kale markay soobaxan

Hadaba aan ku tilmaame labada boos waxu kuyaalaan xafada 9aad waxayna udhaxeyaan xafiska korantada& guriga saydka labada boos mid kamid ayaa laamiga wayn ee aada garoonka diyaarada ugaas miraad afka saara waxayna kasoo jeedan dhanka hoos galabeedka Sidookale booska danbe waxaa kuyaala 9qol oo dhagax ah oo casri ah

Hadaba wixi faah-faahin ah intaas dheer waxaad kala soo xidhiidhi kartaan wthp numbe 091 000 5016

SHARE GARE FADALN

Asc macaamiisha kuxidhan Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey  caawa waxaan idiin hayna fursad da...
24/02/2026

Asc macaamiisha kuxidhan Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey caawa waxaan idiin hayna fursad dahabi,ah ood kuheli karto dhul kuyaal meelaha magalada ugu muhiimsan
●Magalada =Godey
●Xafada 7aad
●Balaciisu waa 16
●Dheerarkiisuna 30
●480Karamitr
Wuxuu kayala agagaarka masajidka dabaqa iyo jayga wayn
Wadadi dhismaha kusocday ee abdisonkar waxaa kaxiga hal boos
Hadaba wixi faah-faahin ah lasooxidhiidh wthp num 091 000 5016
Ama call number +251933329249

Fadaln share gare

Asc asxabta jamco kariim melkasto dunida kajogta inta kadib waxan ini heyna cidii ubahan boos banan oo kuyala xafada 3aa...
13/02/2026

Asc asxabta jamco kariim melkasto dunida kajogta
inta kadib waxan ini heyna cidii ubahan boos banan oo kuyala xafada 3aad

Dherkisa 30
Balacisana 16
Waxaadnaga lasooxidhiidh kartan wthp num 091 000 5016
cidii daneynayso welcome

asc asxabta nugu xidhan waxan manta uheyna nusbos aykuyalan 2qol oo fargasa qimuhuna waa raqis magaladuna wuu udhaw yaha...
11/02/2026

asc asxabta nugu xidhan waxan manta uheyna nusbos aykuyalan 2qol oo fargasa qimuhuna waa raqis magaladuna wuu udhaw yahay cidii dane nayso welcome tel 0910005016 0915333685

11/02/2026

asc asxabta nugu xidhan waxan manta uheyna nusbos aykuyalan 2qol oo fargasa qimuhuna waa raqis magaladuna wuu udhaw yahay cidii dane nayso welcome tel 0910005016 0915333685

asc asxabta qaliga waxan ka codsaneyna cidii heyso gibi kiroah oo 5 qolah oo suliga  gudaha leh iyo eysii hanala soo xid...
09/02/2026

asc asxabta qaliga waxan ka codsaneyna cidii heyso gibi kiroah oo 5 qolah oo suliga gudaha leh iyo eysii hanala soo xidhidho gurigana waa in uu noqda dhisemkan danbe i.a

Address

Shabele 1 Street
Gode
505

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada kalagadka dhulka&kiraynta guryaha ee gurey m.godey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category