08/02/2024
Bishaaro Jigjiga. Kusoo dhawada shirkada dhismaha ee Maas General Construction - MGC.
Adeegyada aad ka helaysoh shirkada dhismaha waxaa ka mid ah.
01- Qaab dhismeedka gurigaaga (Sawir)
02- Qiimaynta saxda ah ee acan iyo alaab.
03- Nashqada guud ee gurigaaga.
04- Qiimaynta alaabta guriga
05- Qiimaynta gacanta guriga
06- 2 sano oo damaanad dhisme ah.
07- dayn mudo cayiman.
08- Latalinta dhismaha ka hor dhismaha
09- Dib u habaynta dhismayaasha.
Shirkada dhismaha ee Maas, waxay kuu haysaa adeeg ka duwan adeegyadii dhismaha ee h**e, hadii aad macmiil tabaysoh dhisme, nala soo xidhiidh si aan kuu siino talooyin iyo tuusale badan, adeeg hubaal ah.