Soomalidii hore

Soomalidii hore Halganka qalinka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY MADAXWEYNAHA DIB LOO DOORTAY EE PUNTLAND SACIID CABDULLAAHI DENIMuqdisho, Ja...
08/01/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY MADAXWEYNAHA DIB LOO DOORTAY EE PUNTLAND SACIID CABDULLAAHI DENI

Muqdisho, Jannaayo 08, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u rajeeyey in uu ku guleysto waajibaadka loo igmaday.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay dadka reer Puntland, maamul iyo bulsho-ba, xasillooni buuxda iyo horumar, waxa uuna muujiyey sida dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay in ay doorkeeda ka qaadato nabadda, wadajirka iyo horumarka Puntland.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey musharraxiintii xilka madaxtinnimo, Guddiga Doorashada iyo Golaha Wakiillada Puntland dadaalkii ay geliyeen sidii ay u qabsoomi lahayd doorasho loo dhanyahay oo ku qabsoomta jawi nabadeed.

DHAMMAAD

08/01/2024

DENI

Hada ka hor ba waxaa la yiri:• Haddii aad aamustid, marka cidda aad u baahan tahay aysan ku fahmeyn, waxa ay ka dhigan t...
24/11/2023

Hada ka hor ba waxaa la yiri:
• Haddii aad aamustid, marka cidda aad u baahan tahay aysan ku fahmeyn, waxa ay ka dhigan tahay in aad naftaada qaddarisay.
• Haddii aad aamustid marka qofi hadal xun ku dhahona, waxa ay ka dhigan tahay sarreyn, iyo in aad dareensiisay in uusan jawaab mudneyd.
• Haddii aad aamustid marka aad xanaaqdidna, waa astaan muujineysa in aad tahay qof awood badan, oo naftiisa ka adag.
• Haddii aad aamustid, oo aadan faanin marka aad dadka hortooda ku guuleysatidna, waa astaan
muujineysa in aad tahay qof kalsooni badan, 0o aamisan in uu u qalmo libinta.

*Haddi aad aamustid marka cidi ku dhibtona, waxa ay ka dhigan tahay in aad tahay qof xikmad badan.
*Haddi aad aamustid marka aad murugeysan tahayna,
waxa ay ka dhigan tahay in aad tahay qof samir iyo dulqaad leh.
*Haddi aad aamustid marka ay cid kale ku waaninaysona, waxa ay la dhigan tahay in aad tahay qof akhlaaq badan.

maxaad ka tagaana dhibaatooyinka aan cidina xagsan ee u maro gofka wax jecel oo waliba jacaylku daacada ka yahay,qofka w...
01/09/2023

maxaad ka tagaana dhibaatooyinka aan cidina xagsan ee u maro gofka wax jecel oo waliba jacaylku daacada ka yahay,
qofka wax jeceli ma helo daryeel, mahelo kalsooni, mahelo naxariis, mahelo wnaag uu uqalmo, mahelo dhiri galin,
isla gofka dhibaatadaas maraya wuxu wakhti ku bixiyaa gof aan mudnayn
jacaylkisa,wanaagisa,ixtiramkiisa,qadarintiisa,qof aan kala jeclayn ayuu ka fakara,ka murugooda,habeen iyo maalin maskadisu ku maqan tahay, hadaba muwaanad marayn chibaato aan cidina dusha kaasaarin ee aad adigu iska saartay, muwaadan adigu doonan hooga iyo ba, a muwaadan adigu dooran qof xun markaas baad wali dhankiisa ka sugaysaa ixtiraam,jacayl, wanaag, iyo nolol, Ala maxaad hawo been ah ku nooshahay

—QOSOLKA MAANTAXaaskiisa ayaa waxa ay baadhay Teleefankiisa,  wax aay ku aragtay Saddex magac oo kala ah:- "Boqoradeeyda...
25/06/2023

—QOSOLKA MAANTA
Xaaskiisa ayaa waxa ay baadhay Teleefankiisa, wax aay ku aragtay Saddex magac oo kala ah:- "Boqoradeeyda, Qalbigeyga iyo Nolosheyda". Aad ayay u xannaaqday xaaskii. Waxa ay wacday Telkii koobad waxa uuna noqday hooyadiisa,Telkii labaad ayay wacday waxay noqotay walaashii, kan saddexaadna waxa uu noqday isla Teleefankeeda.Intaas kadib xaaskii ayaa go'aansatay inay magdhaw ahaan u siiso ninkeeda lacag badan maadaama ay wax xun ka filatay ninkeeda. Sidoo kale hooyadiisa iyo walaashiisa ayaa sheekadii maqlay oo waxay u soo iibiyeen xaaskii dahabkoodii. Ninkii odayga ahaa suuqa ayuu aaday dahab ayuu kusoo gaday lacagtii dhammayd. waxa uuna siiyay Xaaskiisa labaad taaso Mobile-kiisa ay ugu Save-garaysnayd "Khaalid Ninka korontada". 😂😂😂

Sheekadan maxaad kafahtay commentska noogureeb 😂

25/06/2023

Old is gold 😵‍💫

25/06/2023

Jac ma 🤖

02/05/2023

Marka adigoo gaadhi dameer kuxamaalanjiray aad gaadhi iibsato sidanaa kuqabsandoonto 😁😂🤪

22/01/2023
22/01/2023

Sow petrolkaygiiyoow kaama gaajobaxo

Address

Somalia
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomalidii hore posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category