11/01/2025
Soo dhawaada dumarkii aan jeclaayow, Meeshan idinka la'aantiin waxba ma noqonayso codsi bay iga tahay hablaha oo dhamj inay halkan soo booqdaan, waxaan idiinku soo gudbin doonaa waxyaabo idinka iyo anigaba faaiido inoo leh, muhiimadaydu maaha gamacsiga yar ee aan idiinku soo gudbin doono meeshan inaan hanti ka sameeyo, see waa inay gabadh walbaaa qurux noqoto timaheeda iyo jidhkeeduba si qurux badan oo caafimaad qaba u dhalaalaan, waxaa kale oo aaan fursad siinayaa hablaha inay jidhkooda iyo timahooda dayac tiraan ay ka hor taagan tahay dhaqaale yaraanta, waligiin ii qurux badnaada gacalooyin, Ana waan idinkala qayb qaadanayaa e.❤️
Welcome ladies again🫶🫂