Somali news tv

Somali news tv Jigjiga

Dhulka Hodanka ah ee   ee   LIIBAAN Share dheh bar caalamka dhulkaaga hodanka ah share &like
12/07/2024

Dhulka Hodanka ah ee ee LIIBAAN

Share dheh bar caalamka dhulkaaga hodanka ah share &like

Wiil dhalinyaro ah oo muddo dheer kadib soo ogaaday qabiilka saxda ah ee uu kasoo jeedo! Akhriso Qiso Murugo leh.W/Q: Ja...
11/07/2024

Wiil dhalinyaro ah oo muddo dheer kadib soo ogaaday qabiilka saxda ah ee uu kasoo jeedo! Akhriso Qiso Murugo leh.
W/Q: Jacfaan Noofaan.

Waxaan go'aansaday inaan asxaabtayda lawadaago arimo badan oo ka dahsoon oo aniga i quseeya waa arin yaabkiisa wata waana ilhaano aniga la iga galay yaraantaydii , maadaama maalmahan aad aan soodhigayay qoraalo aan kumuujinayo in culays isoo foodsaaray dad badanna ay uqaateen inay dhibaato dhaqaale ihayso .

Hadaba marka koowaad waxaan idinka codsanayaa inaad HOOYADAY oo dhimatay iigu soo ducaysaan danbigeeda in ALLE dhaafo janadiina RABBI ku casuumo
Waxa qasab ah inaan arintan ka hadlo maadaama ay taabanayso aniga nasabadayda iyo abtirkayga iyo meesha aan kasoo jeedo oo sida loo fahansanyahay waxwayn kaqaldanyihiin
Sidoo kale waxan rabaa inaan tilmaamo si guud mar ah sida ay arintan ku dhacday iyo dadka arintaas kataliyey aniga oo aan cidna eedaynayn waayo waxa mudo idul hoganayey dhalan rog aniga la igu sameeyey si ulakac ah inkastoo dhamaantood aan cafiyey dadkii sidaas yeelay oo ay hooyaday macaan ugu horayso kun jeer ayaan markale kucelinayaa ilaahayna marqaati buu kayahay inaan cafiyey hooyo macaan waayo 9 bilood ayey caloosha igu siday naaskeeda ayaan soo nuugay silic iyo rafaad ayeyna igu soo korisay

Hase yeeshee waxa qasab ah inaan waxa jira sheego waayo anigu waxa aan ahay nin caan ah in badan oo bulshada kamid ahna ay taqaano sharaftiisana aysan fiicnayn wixii hada kadambeeya inaysan mugdi kujiri karin
Waayo h**e ayaa loo yiri wixii aad qarsato way ku qarsadaan
Hadaba xaqiiqda aan rabo inaan umada somaliyed lawadaago ayaa ah in wax badan ka qaldanaayeen qabiilka la ii yaqaanay
Aabahay iyo hooyaday waxay isku guursadeen koonfurta somalia waxyar ka hor 1990 intii aysan
Burburin dawladii dhexe guurkooda kadib waxay isu dhaleen labo caruur ah aniga iyo gabadh yaraanti ku saqiirtay burburkii dawladii somalia kadib hooyo iyo aabe waxay degenaayeen gobolka gedo gaar ahaan magaalooyinka garbahaaray iyo beled xaawo oo

07/07/2024
Dadkan wa dadki xalay ila Saka aan diwan galinay kamid noqo kuna so biir dadka ay Canada qadayso magcaga iyo halkad jogt...
06/07/2024

Dadkan wa dadki xalay ila Saka aan diwan galinay kamid noqo kuna so biir dadka ay Canada qadayso magcaga iyo halkad jogto kureb Massengr ka shurudaha hosena buuxi siankulso xidhidhno
Fallow sodhe
Like saar
Ku shere gre 3 Group

F.C TUUTOOW mid kamid Kooxaha ugu miisaanka ugu culus degmada Guradhamole sanadkana ka qeyb gali doona liiga qamalooyink...
18/06/2024

F.C TUUTOOW mid kamid Kooxaha ugu miisaanka ugu culus degmada Guradhamole sanadkana ka qeyb gali doona liiga qamalooyinka iyo kooxaha degmada guradhamole aadkana loogu saadalinayo iney hanan koobka

Wax qabadki madaxweyne farmaajo waxaa ka mid noqday dhismayal wasaradaha iyo ciidanka qalabka sida qar ka mid ahDhismaha...
18/06/2024

Wax qabadki madaxweyne farmaajo waxaa ka mid noqday dhismayal wasaradaha iyo ciidanka qalabka sida qar ka mid ah

Dhismaha ciidanka gorgor
Dhismaha ciidanka haramcad
Dhismaha ciidanka dufaan
Dhismaha ciidanka gutada 14 actoobar

Madaxweyne farmaajo intuu jogay degano muhim ayaa la qabtya

1 magalada marko oo qabiil iskugu dilyay ayuu nabad ka dhigay qabiilkina heshisiyay

Waxaa la qabtay dhanane gobolka shabeelaha hoose dhinaca bari bada xigta

Waxaa la qabtay sabiib iyo canoole shabalaha hoose

Waxaa la qabtay bariire shabellaha hoose

Waxaa la qabtay ceel saniin shabeelaha hoos

Waxaa la qabtay owdhiigle shabeelaha hos

Waxaa la qabtay janale shabeelaha hoos

Waxaa askari kasto muusharkisa laga dhigay 200dollar halku awal u qadan jiray 100dollar

Mahadsanid madaxweyne farmaajo πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™

Ciwaankan fallow so dhaha tageeraha nabad iyo nolol farinteda hadad aragtan

ITOOBIYA: "Shaqaallaha Dowladda oo qadadda Kiniisadaha aadda."Kullan Gollaha Barlamaku yeeshay oo lagaga dooddayay bayaa...
17/06/2024

ITOOBIYA: "Shaqaallaha Dowladda oo qadadda Kiniisadaha aadda."

Kullan Gollaha Barlamaku yeeshay oo lagaga dooddayay bayaan shaqaallaha Dowladda la xidhiidha ayaa lagu sheegay in shaqaallaha nolol addag wajahaan oo uusan mushahaarku ku filneyn sidda baahisay Reporter.

Waxaa la xusay in shaqaallaha qaarkood ay xiliga qadada Kiniisadaha iyo goobaha kale qado u doontaan, halka kuwo kale oo lacagtii waxba u goyn wayday ay xafiisyadda Dowladda si qarsoodi ah u seexdaan.

Mushahaarka shaqaallaha ayay sheegen in kiradda kaliya un dabari karo.
Somali news tv

Subax Wanaagsan dadkaaygow, Nafta khyr u sheegaa insha Allah.Halganku jid dheer oo rafaad badan ayaa loo sii-mara marark...
08/06/2024

Subax Wanaagsan dadkaaygow, Nafta khyr u sheegaa insha Allah.

Halganku jid dheer oo rafaad badan ayaa loo sii-mara mararka qaarkood waxsuurto gal ah in hakad iyo caqaabado lala kulmo, waana qayb ka mid ah wajiiyada dagaalka sidaas daradeed, wax badan ayaa laga bartay wixii shalay dhacay waana laga si gudbayaa.

Waxaa horay logu guulaystay in dhulkii tirada badna ee ay fadhiday kooxda argagixisada Canfartu in laga wada saray, Dhulka aan ka xoreeynay argagixisada 99.8% gacanteena ayu ku jira, oo Canfar maanta meel kaliya oo ah saldhiga xoori ayaay ka fadhida dhamaan dhulka degmada Dhuun-yar oo dhaan, waana laga saari doonaa inta yar ee ay hadda fadhiido, qofna ka bixi maayo insha Allah.

Waxaa loo bahan yahay in la dhawro oo la ilaaliyo midnimada iyo wada jirka, Sido kale geesiyada Dhiigooda u huray difaaca iyo dib u xoreeynta dhulka in la is garab istaago.

Ballanteenu waa Magaalooyin teedsana waddada laamida ah in gacanteena aan ku soo ceelino, wax walwal ah haka qabiina taas, canfarna cabaadkeedu waa is gaadh doonaa insha Allah.

Share

 - DEG-DEG:Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalada ka socda Gobalka siti ee DDS.Maalmo xidhiidh Ah oy Socdaan Dagaal Culus kuwa...
07/06/2024

- DEG-DEG:
Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalada ka socda Gobalka siti ee DDS.

Maalmo xidhiidh Ah oy Socdaan Dagaal Culus kuwaas oo udhaxeeya Ciidamada Degaanka Canfarta iyo Somaalida ayaa ka socda Galbeedka Gobalka siti gaar ahaan Dagmoyinka dhunyar iyo dhaymeed.

Dagaladan ayaa Khasaare badan sababay kuwaas oo labada dhinacba kala gaadhay inkasta oy Somaalidu Hormar laTaban karo samaysay.

Dagaalkii shalay Ciidamada Gaarka ah ee Degaanka Canfarta ayaa Weerar kuso Qaaday Fadhisimada Ciidamada Degaanka somaalida ee kutaalay dhinaca Aagaga Qaraf iyo madane Gaar ahaan Fadhisimada Moqor-baashe, Galile, Qudhacle, si guudna Dagalkaas waxaa Libinta Qaatay Ciidamada somaalida.

Melaha dagaalku ka dhacay Dagmada dhaymeed waxaa kamid ah madane, Moqor-baashe, Qudhacle, galile, iyo dhawr aag oo kale Waxaana dirirtaas loga adkaaday Ciidamada Gaarka ah ee Gobalka Canfarta oo khasaare badan kaso gaadhay dagaalka.

Saaka Ciidamada Canfarta ayaa weerar ku Qaaday dhulkii maalinta dhawayd laga Saaray gaar ahaan dhinaca Degaanada Qodaraan iyo adaale, iyo xoori oo katirsan Dagmada Dhunyar dagaalka oo ah mid culus ayaan lo kala kicin manta dhan labada dhinac ayuuna mid walba iskoogu keenay awoodiisa.

Dagaalka ugu Adkaa ayaa ka dhacay Xoori oo ahayd meeshii maalinta dhawayd laga saaray Ciidamada Degaanka Canfar.

Dagaalka ka socday xoori ayaa ilaa hada socda waana dagaalkii ugu cuslaa ee baryahan dhaca

Dagaalkan ayaa lagu dilay Madaxii Tababarka ee Jabhada ugugumo iyo Saraakil kale oo katirsan Ciidamada degaanka Canfarta.

Somali news tv

Nin baa isaga oo jooga xafiiskiisa oo aad isugu buuqsan (Stress), oo aad uga fikiraya hawlo isaga gaar u ah, ayaa waxaa ...
02/04/2024

Nin baa isaga oo jooga xafiiskiisa oo aad isugu buuqsan (Stress), oo aad uga fikiraya hawlo isaga gaar u ah, ayaa waxaa u soo galay nin ordaya, oo ku qaylinaya Ahmed!, Ahmed!.

"Gabadhaadii baa shil baabuur hada gashay, deedna isla goobtii ayay ku dhimatay!."

Markiiba wuxuu ka booday daaqadii, oo markii h**e furnayd, markii uu hawada sii marayay, ayuu xasuustay inuu xafiiskiisu ahaa dabaqa 10aad, hadana wuxuu xasuustay inuusan gabadh dhalin, hadana wuxuu xasuustay in magaciisu ahayn Ahmed!

Dulucda Sheekada. "Stress can kill you".

Address

Harar Kela Streat
Jijiga

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252615152248

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali news tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category