Mashruuca wadadda cad Hargeisa - Ina Guuxa via Salaxally

Mashruuca wadadda cad Hargeisa - Ina Guuxa via Salaxally Wa mashruuc khayr ah fadlan ka qayb qaado si Eebbe aad ajar iyo xasaanada aad ugu hasho..mahadsnid

24/12/2025

Wa horumar weyn in dhalinyaradda loo so jeesto "Caqliga caafimaadka qaba ayaa ayey Ku jirta maskaxda caafimaadka qabta"
Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta ee Maxamed Mooge oo meel gabogabo ah maraya. Xukuumadda Somaliland ayaa dhisaysa.
Waa Garoonkii labaad ee caasimadda kaasi oo la dhigo roogga cagaarka ah.

Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado(Ismaciil Mire).Ma kibir ba mise wa dalxiis Dalxiisayaasha Titanic ee mid k...
21/06/2023

Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado(Ismaciil Mire).Ma kibir ba mise wa dalxiis
Dalxiisayaasha Titanic ee mid kasta bixiyey $250000 si ay u quusaan Una so arkan Markabkii Titanic ee qaraqmay in ka badan Qarni,qalfoof kiisina dhex fadhiyin 4 Maayl bad weynta Pacific Ocean.
Rakaabka la xaqiijiyay waxaa ka
mid ah ganacsade British ah oo lagu magacaabo Hamish Harding; Ganacsade Pakistani ah Shahzada Dawood iyo inan uu dhalay Suleman; iyo sahamiye Faransiis Paul-Henri Nargeolet. Stockton Rush, oo ah maamulaha guud ee shirkadda OceanGate, oo ah shirkadda maamusha markabka, ayaa sidoo kale saaran.,ila imika meel jaan iyo cidhib ay dhigaan lama hayo , Oxygen tiina wa Ku gabaabsi inkasta oo aan wali la bin-adamku lama malaayn Karo nafta iyo aduunkaba qaar ba magac iyo taariikh raadis kuna beegsada tacabur iyo raaxaysi ..

27/05/2022

Dhismaha wadada salaxlay oo si habsami ah u socda iyo shalay oo 13km xadhig laga jaray,muxsiniinta ka qayb qaatay dhismaha wadada ilaahay ha ka abaal mariyo..wa sadaqa jaariya...horumarka dalkaaga ka wax Ku daraso.

Fadlan si fiican u akhri, Wa muhim si aanad u bixin lacag farabadan ila £1750 soo noqodka, Ilaahay ha sahlo, xanuunkan h...
15/03/2021

Fadlan si fiican u akhri, Wa muhim si aanad u bixin lacag farabadan ila £1750 soo noqodka, Ilaahay ha sahlo, xanuunkan ha inaga Dul qaado, Allahuma ameen

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mashruuca wadadda cad Hargeisa - Ina Guuxa via Salaxally posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share