CEO Abdiaziz Mahamud

CEO Abdiaziz Mahamud Abdiaziz Mahamud CEO of Mabsa Group has extensive experience in real estate and financial literacy.

25/07/2026

Agaasimaha guud shirkada Mabsa ayaa ku guulaystay bilad sharafta hogaamiyaha da'ada yer ee argatida fog .

Labadaan dal, keebaa ku guulaysani doona koobka aduunka?Messi vs Lamine Yamal?Hoos kusoo qor inta gool ay ku kala rayni ...
19/07/2026

Labadaan dal, keebaa ku guulaysani doona koobka aduunka?

Messi vs Lamine Yamal?

Hoos kusoo qor inta gool ay ku kala rayni doonaan?

CEO af-Soomaali maxaa lagu dhahaa?
11/07/2026

CEO af-Soomaali maxaa lagu dhahaa?

30/06/2026

Shirkada Mabsa oo macaamiisheeda kuwareejisay sharciga dhulka.

Shirkada Mabsa waxay deegaanka Konza ay kawadaa dhisida guriya qurux badan.Waa deegaan Nairobi 70KM ujira, waxaana kaaga...
27/06/2026

Shirkada Mabsa waxay deegaanka Konza ay kawadaa dhisida guriya qurux badan.

Waa deegaan Nairobi 70KM ujira, waxaana kaaga haynaa dhul sharci leh oo qiima jaban.

21/06/2026

Aabe dadaalkiisa ayaa horumar lagu gaaraa.

27/05/2026

Ciid Mubarak, Caafimaad iyo farxad ku ciida.

Ciidii ugu farxada badneed ee kusoo marta, maxaad ku xasuusataa?

11/05/2026

Gaari ama dhul keebaad marka h**e iibsani lahayd?

Page-kaan follow soo dheh si aad wax badan oga faaidaysatid.

01/05/2026

Adiga halkaasi goool maka dhalin lahayd?

Follow soo dheh page-kaan oo saaxiib ila noqo.

27/04/2026

Madina FC Hambalyo, Heritage idinkana waad dadaasheen ee congratulations.

Address

Yare Plaza
Nairobi
00610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CEO Abdiaziz Mahamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share