Abdulahi Mohamed Hurre

Abdulahi Mohamed Hurre write, video and images

08/03/2024
02/02/2024

Xamar iyo bashaal

28/01/2024

BBC News, Somali

U gudub qaybta macluumaadka

Qaybaha

WarGanacsiCayaarahaMuuqaalBarnaamijyada Idaacadda

XAYEYSIIN

Sidee ayay ku dhacay in nin aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid uu diyaarad ku tago Mareykanka?

XIGASHADA SAWIRKA,RETUERS

Qoraalka sawirka,

Sergei Uchigawa waxa uu sheegay in aanu xasuusan sidii uu u raacay diyaaradda

2 Saacadood ka hor

Ammaanka garoomada adduunka ayaa ah kuwo adag mana ahan wax sahlan in la iska maro, gaar ahaan marka uu qof safarayo oo uu aadayo waddan kale.

Laakiin nin ayaa ku guulaystay in uu ka baxo gagida dayaaradaha ee Copenhagen ee Denmark isaga oo ku wajahan magaalada Los Angeles ee dalka Mareynkanka, isagoo aan wadan baasaboor, dal ku gal iyo tikid diyaaradeed midna.

Ninka oo lagu magacaabo Sergei Uchigawa ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee Los Angeles ee dalka Mareykanka bishii November ee sanadkii h**e, ma uusan haysan dal ku galka Mareykanka, baasaboor, iyo tikid diyaaradeed.

Maalintii Jimcaha isbuucii h**e, maxk**ad ku taal gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa ku heshay dembi ah inuu si dhuumaaleysi ah oo sharci darro ah ku galay dalkaas isagoo diyaarad ku yimid wadanka.

Taariikhdu markii ay ahayd 4-tii Nofembar, mas'uuliyiinta Mareykanka ayaa Sergei ku xiray garoonka diyaaradaha ee Los Angeles ka dib markii ay waayeen wax caddeyn ah oo muujinaya in Sergei uu haysto tikid ama fiiso, waxa uuna wajahayaa xabsi shan sano ah.

Muxuu yahay buskudka ay u dhimatay gabadhaan dhallinyarada ah?4 Saacadood ka hor

Shan ruux oo laba ay dumar tahay oo lagu dilay gobolka Mudug iyaga oo safar ah6 Saacadood ka hor

Maraakiib ka cararaya weerarada Xuutiyiinta oo la' dakad ay shidaal ka qaataan madaama ay safar dheer galayaan28 Jannaayo 2024

Sidee ayuu ninkaan ku gaaray Ameerika isaga oo aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid midna ?

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka,

Mas'uuliyiinta Mareykanka ayaa Sergei ku xiray garoonka diyaaradaha ee Los Angeles markii ay waayeen wax caddeyn ah oo muujinaya inuu haysto baasboor dal ku gal iyo tigid midna

Sida laga soo xigtay dacwad oogayaasha, Sergei ayaa ku guuleystey inuu si dhuumasho ah ku dhaafo garoonka diyaaradaha ee Copenhagen ee Denmark, isagoo raacay qof rakaab ah.

Waxaa kale oo uu sheegay in maalintii xigtay, Sergei uu ku guulaystey inuu raaco diyaaradda Scandinavian Airlines oo ku socotay Los Angeles iyada oo aan la ogeyn.

Sida laga soo xigtay dukumentiyada eedeeymaha Sergei, intii lagu jiray duulimaadka shaqaalaha diyaarada waxay ogaadeen in uu marar badan beddelaya kursigiisa uu diyaarada kaga fadhiyay.

Intii lagu jiray duulimaadka, ninkaan ayaa laba jeer cunto ka dalbaday shaqaalaha diyaaradda waxaana uu xitaa isku dayay inuu cuno shukulaatada shaqaalaha diyaaradda.

Mid ka mid ah shaqaalaha diyaaradda ayaa sheegay in Sergi uu isku dayayay in uu la xiriiro oo la sheekaysto rakaabka kale ee diyaaradda saarnaa intii lagu guda jiray dulimaadka, balse cidna uma jawaabin.

Markii uu ka soo degay gegida dayaaradaha ee Los Angeles 4-tii Nofembar, waxaa istaajiyay saraakiisha socdaalka iyo xuduudaha ee Mareykanka si su’aalo loo weydiiyo.

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Saraakiisha socdaalka iyo xuduudaha ee California waxay ogaadeen inuusan ninkaan ku jirin liiska rakaabka ee duullimaadyada Danmark iyo Mareykanka.

Baaritaan lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday in uusan haysan wax dukumintiya oo ay ka mid yihiin baasboor ,dal ku galka Mareynkanka iyo tigid midna.

Markii la baaray, boorsada Sergei waxaa laga helay kaarar aqoonsi ah oo uu leeyahay kuwaas oo laga siiyay dalalka Ruushka iyo Israa'iil.

Ma usan shaacin jinsiyadda dhabta ah ee hasto, sidoo kale laamaha amaanka uma sheegin sababta uu Mareynkanka ugu soo safaray, xilliga uu yimid magaalada Copenhagen ee Denmark iyo sababta uu halkaas u joogay.

Waxaa lagu eedeeyay inuu bixiyay 'macluumaad been abuur ah iyo marin habaabin' ah oo ku saabsan safarkiisa Mareykanka.

Markii h**e wuxuu u sheegay maamulka garoonka inuu ku ilaaway baasaboorkiisii diyaaradda, waxaa kale oo saraakiisha baaritanka u sheegay in uu watay 'tigid diyaarad' balse waxba lagama helin diyaarada.

Waxa kale oo uu sheegay in aanu xasuusan sidii uu kusoo raacay diyaaradda isaga oo ku andacooday in aanu seexan saddex maalmood.

Waxa uu xabsiga ku jiray tan iyo markii la xiray, waxaana uu wajihi doonaa xabsi gaaraya shan sano.

Ku dhawaaqida xukunka rasmiga ah ee ninkaan ayaa la filayaa in la shaaciyo 5-ta bisha soo socota ee Febraayo.

Mowduucyada la xiriira

MareykankaYurubArrimaha Socdaalka

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan

Wiilka Soomaaliga ah ee isagoo tahriibaya laga siibay ilkaha iyo waxa ku dhacay21 Nofembar 2023

Shuruuc adag oo lagu soo rogay dadka tahriibka ku galaya Mareykanka22 Febraayo 2023

Kaalinta ay Soomaalidu ka gashay qaxootiga iska dhiibay Jarmalka13 Luulyo 2023

Wararka ugu waaweyn

Sidee ayay ku dhacay in nin aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid uu diyaarad ku tago Mareykanka?2 Saacadood ka hor

Yaa leh fekerka maraqa digaagga ee la isku heysto?32 Daqiiqadood ka hor

Muxuu yahay buskudka ay u dhimatay gabadhaan dhallinyarada ah?4 Saacadood ka hor

Xul

Wax ka ogow waxa ay yihiin iyo awoodda ciidanka illaalada kacaanka Iran ee fuliyey weerarka ka caraysiiyey Maraykanka17 Jannaayo 2024

Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil15 Disembar 2023

Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto20 Nofembar 2023

Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho13 Nofembar 2023

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?9 Nofembar 2023

Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’13 Nofembar 2023

‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay8 Nofembar 2023

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?9 Nofembar 2023

"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood7 Nofembar 2023

Ugu akhris badan

1

Sidee ayay ku dhacay in nin aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid uu diyaarad ku tago Mareykanka?

2

Muxuu yahay buskudka ay u dhimatay gabadhaan dhallinyarada ah?

3

Shan ruux oo laba ay dumar tahay oo lagu dilay gobolka Mudug iyaga oo safar ah

4

'Wiilkiisa ayuu usoo iibiyey cabitaan wax yar kahor inta aan geeridiisa la ii sheegin’ Xaaska dhaqtarkii la dilay

5

Abiye Ahmed: 'Itoobiya waxay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya'

BBC News, Somali

Sababta aad ku aamini kartid BBC NewsShuruucda isticmaalkaKu saabsan BBCShuruucda xogta gaarka ahCookiesLa xiriir BBCDo not share or sell my info

© 2024 BBC. BBC masuul k**a ahan macluumadka bogagga kale ee dibadda. Akhri xogta ku saabsan sida aan u abaarno bogagga dibadda.

28/01/2024
28/01/2024

Meeshaan yaa sheegi Karo?

Adress

Arrendegatan 102 A
A
58331

Telefon

+46700657253

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Abdulahi Mohamed Hurre postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Abdulahi Mohamed Hurre:

Dela