Sayidka somalia,

Sayidka somalia, story and self development

28/09/2025

Koko OO KA hadashay arintii ku dhacday

Mudug: Meydka hooyo toddobo carruur ah haysay oo xalay ninkeedu dilay ayaa maanta la aasaya  iyo laamaha amniga oo gacan...
11/09/2025

Mudug: Meydka hooyo toddobo carruur ah haysay oo xalay ninkeedu dilay ayaa maanta la aasaya iyo laamaha amniga oo gacanta ku soo dhigay eedeysanaha

👉 Saydka somali

WAR DAG DAG AH:-deegaanka laag oo 30km u jira magadala boosaaso ayaa ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan  halkaas ku xay...
06/09/2025

WAR DAG DAG AH:-deegaanka laag oo 30km u jira magadala boosaaso ayaa ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan halkaas ku xayiray gaadiidkii isticmalayay wada maamulka puntiland Ayaan wali ka hadal arintaas

Waa tix naf lahadal ah OO aan sameeyay 2020 bal ila fiiri adna fikirkaaga nala wadaag.Gardarada hasaacidinGarashada haga...
05/09/2025

Waa tix naf lahadal ah OO aan sameeyay 2020 bal ila fiiri adna fikirkaaga nala wadaag.

Gardarada hasaacidin
Garashada hagaabinin
Caqligaagu yuu gurin
Maskaxdiyo garaadka
Abidkaa gargaarsoo
Dadka ruxan garabiyo
Gacal toona kuu noqon
Ha gargaarsan waligaa
Kii shalay ku geesmaray
Adoo gooni ugu laray
Inuu gacan kusiyaa
Waligaba how guran
Hana sugin gadiisiyo
Gacantiisa toonee
Noloshada gogol dhigo

W/Q Sayidka somalia,

Hanbalyo madaxwaynaha cusub ee maamulka waqooyi bari mudane firdhiye
30/08/2025

Hanbalyo madaxwaynaha cusub ee maamulka waqooyi bari mudane firdhiye

Sheeko  Ballan Aan La Soo Noqon part 3 Waxa ay inoomaraysay qaybtii h**e Rooble iyo Hodan oo kulmay hadalkooduna uu ku b...
25/08/2025

Sheeko Ballan Aan La Soo Noqon part 3

Waxa ay inoomaraysay qaybtii h**e Rooble iyo Hodan oo kulmay hadalkooduna uu ku bilowday kaftan iyo xaal waraysi OO uu Rooble yiri hodaney xageed ku aasnayd mise hadaadba janadii ka timid OO waxaa tahay xuural cayntii aduunka OO aniga la'iigu caano weeleeyay.

Hodan OO sidii caadada u ahayd xishoonaysa ayaa ugu hadal celisay ( maya ee Rooblow hada kahor adiga ayaysan indhahaagu kor fiirin oo aysan qabanba wajigayga kuwayguna ma qaban quruxda iyo shaxshaxda wajigaaga).

Rooble OO isaguna aad udhagaysanayay hadal Hodan aadba ugu fiirsanayay dhaqdhaqaaqa bishimadeeda calowga ah iyo ciridkeeda dhalaalaya aadna ugu bogsan hadalka ay wadato Hodan ayaa yiri " runtii waad qayma badantoo rabaa qurux kuu qadaray".

Jirdiinkii beerta dhexdeeda ahaa ayay aad ugu dheeraadeen iyaga oo uusan xitaa waqtiguba uxisaabsanayn oo midba midka kale uu leeyahay show waxaan helay hadiyad rabi iigu tala galay, kadibna halkaas ayaa kulankii koobaad laysku macsalaameeyay isaga OO mid kasta uu la galbaday dareen jacayl OO sii dhaqsaha gunta hoose ee wadnaha u dhaadhacay.

Markii xaafadihii lagaaray ayaa dib layskula soohadlay iyaga oo midba midka kale uu rabo in uu massage Ka kala hormaro oo uu ka farxiyo qalbigii uu jeclaaday midkastaana isaga oo aan gaarin gurigii ayuu massage siidiray uu leeyahay qalbi manabad tagtay isku massage ayay isku direen iyada OO aad moodaba in ay hal maskax kuwada fikirayaan.

Lasoco part 4

W/Q sayidka Somalia

Sheeko  Ballan Aan La Soo NoqonQaybtii h**e waxa ay noojoogtay Rooble iyo Hodan OO isbartay kadib balamay OO jacayl kudh...
24/08/2025

Sheeko Ballan Aan La Soo Noqon

Qaybtii h**e waxa ay noojoogtay Rooble iyo Hodan OO isbartay kadib balamay OO jacayl kudhashay labadoodaba midwalba waxa uu sugi la'aa inta uu guriga kagaarayo si uu waco ama uu waqti olaqaato kankale.

Rooble ayaa gaaray gurigiisii OO fariin uqoraya Hodan lana hadlay wayna oga jawaabtay iyada OO farxad iyo raynrayn dareemaysa halkaas ayaa waxaa ku dhexmartay sheeko xiiso badan OO goos goos ah illaa xiriir laysla bilaabay laguna hishiiyay in ay Dhib iyo dheefba wadaagaan, kadibna waxaa lagu balamay in beri ay isku arkaan beer qurxoonayd OO meesha uu Rooble daganaa ka agdhawayd.

Balantii markii lagaaray ayaa mid kasta waxa uu sooxirtay dharkiisa kii qurux badnaa una qayma badnaa, Rooble ayaa goobtii kusoo hormaray cabbaar makuu sugayay waaba tan Hodan OO aad moodayso biyo dahab iyada OO markii h**e qurux udhalatay ayay galabta aad uqurux badan tahay, qurux daas OO ah xiisaha Rooble iyo labiskeeda OO heer sare ah.

Rooble OO fadhiyay jirdiin beerta kudhexyaalay OO loogu talagalay in dadku ku nastaan ayaa istaagay OO soodhawow Hodan isaga OO gariiraya farxad darteed Hodan OO iyaduna lamid ah ayaa si xishoodleh utiri waan dhawahay Rooble, halkaas ayaa labadoodaba nacaw jacayl ku wada martay OO ay wada caraf sadeen saxansaxo jacayl OO aad u udgaysa.

Isxaal waraysi iyo isfiirin dheer Rooble OO ahaa wiil kaftan badan ayaa kuyir OO hodaney halkeed ku aasnayd mise hadaaadba janadii ka timid OO xuural cayn dunida la'iigu caano weeleeyay baa tahay.

Losoco part 3

W/Q sayidka somalia

Dhageyso khaladaadka iga dhigay milyaneer kim perell waxa ay dareentay in ay  ku fadhido heer sare wacan  oo ku saabsan ...
22/08/2025

Dhageyso khaladaadka iga dhigay milyaneer kim perell waxa ay dareentay in ay ku fadhido heer sare wacan oo ku saabsan guusha, guuldarada, iyo adkeysiga. Waxa aadka ii soo jiitay waxay ahayd sida aan raali-gelin lahayn ee Kim ay oga hadlayso khaladaadkeeda iyo waxa ay kabaratay.

Waa kuwan 10 ee iwacan oga bogo

1. Guuldaradu maahan bardhamaad. Khaladaadka h**e ee Kim ayaa soo afjari gaaray noloshiisa OO dhan, laakiin taa beddelkeeda waxay noqdeen shidaal dib-u-abuurid. Waxa uuna ogaaday in dib-u-dhacyadu aysan ahayn ama aysan noqon bar-dhammaad, ee waxay noqon karaan tiirarka guusha.

2. Ficilku waxa uu kugeeyaa albaabka guusha. Sugitaanka aad sugto inta aad waxkasta ogaanayso waxa ay gadaal udhigtaa horumarka. Tani waxay ku baraysaa wixii aad isku daydo ficil ahaan in aad ubaran karto sikasdhaqso badan ama ka waqti yar hadii aad kafakari lahayd OO kaliya sidaa daraadeed ficilka ayaa ah hogaanka guusha.

3. Dadnimadu waa hanti. Halkii aad ka qarin lahayd khaladaadka waxaad ku abuuri kartaa kalsoonida bulshada. Qirashada marka aad qaldan tahay waxay dhab ahaantii furi kartaa albaabo badan.

4. Khatartu waa lama huraan. Ku ciyaarista si badbaado leh waligeed waxay abuurtaa horumar balaaran. Dhegeysigu wuxuu iga dhigay inaan dib uga fikiro aagagga raaxada ee aan ku dhegay, garashada koritaanka inta badan waxay ku dhuuntaa raaxo-darro.

5. Kim waxa uu ku nuuxnuuxsaday muhiimada ay leedahay in aad isku hareerayso dadka adiga kaa caqli badan. Waxay i xasuusisay in caawinaad waydiisashadu aanay ahayn daciifnimo, ee ay tahay xeelad.

6. Baro sida loo leexdo. Mid ka mid ah awooddeeda ugu weyn ee oo qof yeeshaa waxaa kamid ah garashada wada guul darada iyo kaleexashadeeda. Garashada adi i waa xirfad badbaado oo ganacsi iyo nololba ah.

7. adkaysiga waa la dhisaa ee maaha hibo. Mar kasta oo ay dhacdo, si degdeg ah ayay u kacday. Sheekadeeda waxay iga dhigtay inaan adkeysiga u arko muruq, mid ka mid ah kuwa xoojiya caqabad kasta oo la soo gudboonaato.

8. Ku kalsoonow naftaada. Kim Waxay si aad ah ugu tiirsanayd kalsoonida nafteeda ay kuqabtay, gaar ahaan waqtiyada ay caqliyada dadku kohor imaadaan fikirkeeda.

9. qeex guushaada. Kim kuma cabbirin guulaheeda lacag oo keliya, laakiin waxay ku qiyaastay xorriyadda, dhammaystirka, iyo saamaynta. Waxay igu riixday inaan dib u milicsado waxa aan runtii raadinayo.

10. Khaladku waa waxbarasho. Jid kasta oo khaldan waxa uu xambaarsan yahay cashar hadhow faa'iido leh. Maqalka qaladkeeda dib u habaynta habkan ayaa iga dhigay inaan joojiyo cabsidooda oo aan bilaabo inaan u arko inay yihiin maalgashi korriin ah.

W/T Sayidka Somalia,

22/08/2025

Sheeko ( Ballan Aan La Soo Noqon) part 1Rooble iyo Hodan waxay ahaayeen laba qof oo ku kulmay xaalad adag. Habeenkii ugu...
22/08/2025

Sheeko ( Ballan Aan La Soo Noqon) part 1

Rooble iyo Hodan waxay ahaayeen laba qof oo ku kulmay xaalad adag. Habeenkii ugu horreeyay ee ay isku arkeen, roob ayaa ka da'ayay magaalada, waxaa jiray qabow aad u daran balse qalbiyadooda ayaa ka kululaa sidii dab. OO waxa ay ahaayeen dad aa ubisil OO qalbiyadooda judhiiba jacayl baa abaaray OO midba midka kale ayuu soojiitay kana helay Rooble ayaana hadal bilaabay OO kuyiri setahay walal Hodan OO ku faraxday in uu lahadlay OO hadana hishoonaysa ayaa tiri waan ficanahay walal.

Rooble ayaa hadalkii qaatay OO yiri meelaha miyaa dagantahay abaayo haa ayay ku jawaabtay Hodan, OO gabar sidaada u qurxan ay meelahaan dagantahay maba moodaynee ee iwaran ayuu yiri Rooble, cabbaar markii ay wada hadlayeen ayuu arkay Hodan OO qabowgu taabtay OO qarqaraysa Rooble OO ahaa nin garasho badan ayaa jaakad uu watay usiibay balse Hodan OO iyaduna ahayd gabar xishoodku biya dhigay ayaa diiday in ay qaadato jaakadkiisa.

Barasho iyo isxog waraysi badan kadib contect ayaa kala qaatay Rooblana gurigeeda ayuu usii dhaweeyay Hodan iyaga OO balamay xili kale labadoodana uu midba gaar ugu dhashay dareen baaxad wayn.

Lasoco part 2

W/Q. Sayidka Somalia,

Adress

Stockholm

Telefon

+254705863044

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Sayidka somalia, postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Sayidka somalia,:

Dela