20/08/2026
SAWIRO-Geba Gebada Guri Villa ah oo ka kooban 5 qol & Barandadooda, 3 musqul, jiko & Berkad biyo, oo aad loo qurxiyay, Baydhabo-Wadajir, waxaana fulisay Shirkadda Adeega Dhismaha & Naqshadaynta ee Xaqsoor Real Estate and Construction.
Nagala soo xiriir wixii Faafaahin ah: WhatsApp 0615557141 & 0614500555..