02/08/2024
isbitaalada Qaar waxaan ka bogaadinayaa ineysan damiirkoda siisinanin
Lacag iyo wax la halmaaala .
Bad baaadi walaaalka , qoys walbo iyo guri kasto oo Banaadir ku yaal
Caawa tacsi baa taaal.
Walaalkaa , walashaa , ehelkada , asxbtada iyo dhamaan umada kale ee walalaha soomaliyeed ayaa ku wax yeelobay musiibada halka ka dhacdy
Aan uduceyno inta dhimatay inta nool ee dhawacdayada halista ahna
Qof walbo inta tabartaada ku garab istaag .
🏥 BLOOD BANK wali wan ku ciilanahy
🏥 DHIIGYADA aan inta badan la helin waa kuwa (-)
Sida B- , A- waxaan si gaar u bogadinYa dadka dhigyda nucaa leh iney dhigoda ku cawiyan walalaha dhibateysan
ISPITAALKA KUGU DHAW TAG EE DHIGADA QOF WALAALKA AH ku bad baadi 🎈
Fariintan meel dheer hala gaarsiiyo Share gareeey
✍ Dr Mohamed Sabriye