19/07/2025
Dowlada Turkiga si rasmi ah ayay ugu qiratay Dowlada PL Hubka in iyadu leedahay.
"Hubkan,anaga,ayaa leh,wuxuuna usocdaa Ciidamo Turki ah oo jooga Muqdisho"Ayay Dowlada Turkigu soo gudbisay.
PL,waxay ka codsatay Turkiga in ay usoo gudbiyaan faahfaahinta Hubka oo dhan.
PL,waxay Turkiga uxaqiijisay in Hubkaas Gacanta ay ku hayso oo uu sugan yahay amnigiisa loona soo wado Markabka Dekeda Bosaso.
Sida xogtu sheegayso PL,way fasaxaysaa Hubka,waxayna ku wareejinaysaa Dowlada Turkiga.
Turkidu,waxay ka mid yihiin 5-ta Quwadood ee loo ogol yahay in ay Hub keenaan Somaliya,kuwaasoo kala ah.....
1.Maraykanka.
2.Midowga Yurub.
3.Imaaraadka.
4.Ruushka.
5.Turkiga.
K.A.M BOOTE