Ban-kulan podcast

Ban-kulan  podcast Hamse is a Somaliland-born individual who was raised and educated in Somaliland.

Currently based in Somaliland, he is committed to personal growth, lifelong learning, and making a meaningful contribution to his community and society at large.
::::::::::::

22/03/2026

Imisa deegaan oo roobku ka da' ay ayaad kawar haysaa daawade
Se halkaad ku sugantay roob ma helay.

03/03/2026

Afurkii imisa munite ayaa ka hadhay wadan kaad joogto

16/02/2026
Waxa aan si toos ah u daawanayaa ciyaarta xiisaha leh ee dhex maraysa Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Militariga JSL iyo Koo...
05/02/2026

Waxa aan si toos ah u daawanayaa ciyaarta xiisaha leh ee dhex maraysa Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Militariga JSL iyo Kooxda Dawladda Hoose ee Hargeysa, kuwaas oo maanta ku kulmay ciyaarta k**a dambaysta ah ee Koobka Horyaallada, oo ka dhacaysa Caasimadda Berbera ee Gobolka Saaxil.

Waxa aan hambalyo hordhac ah u sii dirayaa labada kooxoodba, anniga oo rejaynaya in ay la yimaaddaan ciyaar wanaag, tartankooduna ka dhasho walaalnimo iyo is-ixtiraam buuxa. Ciyaaruhu waxa ay xoojiyaan midnimada, isdhexgalka bulshada, iyo kor u qaadista caafimaadka iyo hibada dhallinyarada.

Hambalyo hor-dhac ah ayaan u dirayaa kooxda koobka qaadi doonta, Insha Allah.
Cabdiraxmaan Cirro
Ayaa warkan baahiyay.

29/01/2026

Dabaal dagii somaliland ee 18 may 2011.

Subax wacn🌅
27/01/2026

Subax wacn🌅

24/01/2026

Khadka soo gala🏃‍♂️

23/01/2026

Jaha wareer siyaasadeed
Ayaa ragaadiyay maamulka muqdisho,
Waa maamul ay adagtahay in dib uu udhismo
Inta uu talada dalka hayo xasan gurguurte.
Aduunka ayaa kasii jeestay dowlada somalia
Marku uu arkay,fashilka maamul xumada ka jirta maamulka somalia,
Heer waxa ay gaadhay ay ciidanku suuqa dhexdeeda
9:00 subax nimo ay dadka ay difaaci lahaayeen
Ay iyagi baadhaan.

Mataa saa ahyn dowlad fashilantay?
Mataa ahayn meel xatooyo?

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ban-kulan podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category