06/08/2026
📢 JOB VACANCY – AI TRAINER
EGAL TRAINING CENTER waxay raadineysaa AI Trainer karti leh oo ku biira kooxdeena si uu u bixiyo tababaro casri ah oo la jaanqaadaya baahida suuqa shaqada.
Tababarada uu Macalinku Dhigi Doono
* 🤖 Module 1: ChatGPT Mastery
* 🎨 Module 2: AI Graphic Design
* 🎬 Module 3: AI Video Creation
* đź’Ľ Module 4: AI for Business & Digital Marketing
Shuruudaha Laga Rabo Codsadaha
* Inuu si fiican u yaqaan ChatGPT iyo Prompt Engineering.
* Inuu khibrad u leeyahay Canva AI iyo qalabka AI ee naqshadeynta.
* Inuu yaqaan CapCut AI ama qalabyo kale oo AI Video Creation & Editing ah.
* Inuu faham fiican ka leeyahay Digital Marketing iyo AI Business Tools.
* Inuu leeyahay xirfad waxbarid iyo la macaamil arday.
* Inuu awood u leeyahay diyaarinta casharro iyo assignments.
* Inuu si wanaagsan ugu hadli karo Af-Soomaali (Ingiriisina waa faa’iido dheeraad ah).
* Inuu diyaar u yahay inuu barto qalab cusub oo AI ah marka ay soo baxaan.
Waxaa Mudnaan La Siinayaa
* Qof h**e u soo tababaray arday.
* Qof leh portfolio ama shaqooyin uu soo qabtay.
* Qof leh shahaado ama certificates la xiriira AI, Digital Marketing ama Graphic Design.
Sida Loo Codsado
Soo dir:
* CV-gaaga
* Portfolio (haddii aad leedahay)
* Certificates (haddii ay jiraan)
* Muuqaal gaaban ama qoraal kooban oo aad ku sharaxayso sababta aad ugu habboon tahay jagadan.
EGAL TRAINING CENTER waxay soo dhoweyneysaa xirfadlayaal doonaya inay bulshada ku hoggaamiyaan barashada AI iyo tiknoolajiyada casriga ah.
Contacts:
WhatsApp: 0624442491
Phone number: 0613301798
Gmail: [email protected]