Afgarad Real Estate

Afgarad Real Estate AFGARAD REAL ESTATE, waxa aad ka helasaa addeegyada: kala-iibsiga dhulka & hantida noocyadeeda kala

27/01/2026
27/01/2026

AFGARAD IYO BORAMA

Macmiil waxaan kuu haynaa guri Kiro ah oo Goglan
Kuna Yaal xaafada sheekh Cali Jowhar Gaar Ahaan
Qaybta Xigta Tukaanka Cadmadooni

Waana Guri Ka kooban 6qol Baarkin Fiicn intaa waxaa
Kuu dheer Beertii Qudaarta

Cabirka 30/30

Wixii faah faahina Kala xidhiidh

Qiimah $650

Tell 0634452725 WhatsApp 0637188555Afgarad Real Estate

21/01/2026

AFGARAD Iyo BOORAMA

Macmiil waxaan kuu haynaa guri Goglan Oo kira ah
Ku yaal Xaafada sheekh Cali Jowhar waana Guri ka
Kooban 5Qol 2 suuli Baarkin fiican leh

Macmiil Hamogaan Ee H**e U Soo Gaadh

Wixii faah faahina Kala xidhiidh

Tell 0634452725 WhatsApp 0637188555

17/11/2025
AFGARAD Iyo BORAMA Macmiil waxaan kuu haynaa jago Iib ah oo ku taala xaafada kuwayd Gaar Ahaan Qaybta Senterka Ku wayd w...
17/11/2025

AFGARAD Iyo BORAMA

Macmiil waxaan kuu haynaa jago Iib ah oo ku taala xaafada kuwayd Gaar Ahaan Qaybta Senterka Ku wayd waana jago fiican

Cabirka 15/7.5m halwado leh

Qiimaha $11000

Wixii faah faahina Kala xidhiidh

Tell 0637188555 WhatsApp 0634452725

AFGARAD Iyo BOORAMA Macmiil waxaan kuu haynaa jago Iib Oo intaan lagaadhin warshada furaashyada Ee muumin Jaamac Waana m...
25/09/2025

AFGARAD Iyo BOORAMA

Macmiil waxaan kuu haynaa jago Iib Oo intaan lagaadhin warshada furaashyada Ee muumin Jaamac

Waana meel fiican

Cabirka 15/15m halwado leh

Qiimah $14000

Wixii faah faahina Kala xidhiidh

Tell 0634452725. What’sAp 0634452725

Address

Halane Street
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252637188555

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afgarad Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afgarad Real Estate:

Shortcuts

Share

Category