Nugaal Network Media

Nugaal Network Media Post

31/07/2026

Waxaan qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Marxuum Axmed Cali Cigaal.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa haldoorka iyo tiirarka suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed, waxa uu bulshadeenna uga tegay dhaxal faneed oo qiima badan, kaas oo jiilal badan uu muujinaya qiimaha midnimada, waddaniyadda iyo nabadda.

Alle waxaan uga baryayaa in uu Marxuumka ku gallado naxariistiisa, hoygiisana ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

31/07/2026
29/07/2026

Waqooyi bari somalia

29/07/2026
29/07/2026
Waa cajiib arinkan
29/07/2026

Waa cajiib arinkan

Mucjiso iyo Murugo!
Wa Rasaas iyo Dhagax.
Wa Askari iyo Haween.
Miya la Dhaami karin Sidan
Nasiib darro. đŸ¥²

14/12/2025

Watch, follow, and discover more trending content.

Sida Midowga Haybad Qaran ee goordhow lagu dhawaaqay uu u qeybsaday xubnaha ugu muhiimsan dowladda:1. Saacid Faarax Shii...
10/11/2025

Sida Midowga Haybad Qaran ee goordhow lagu dhawaaqay uu u qeybsaday xubnaha ugu muhiimsan dowladda:

1. Saacid Faarax Shiirdoon; Musharrax Madaxweyne

2. Cabdikariin Xuseen Guuleed : Ra’iisul Wasaare.

3. Ducaale Aadan Maxamed: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1aad.

4. Guuleed Saalax Barre: Wasiirka Maaliyadda.

5. Maxamed Abuukar Islaaw (Ducaale): Wasiirka Amniga Gudaha.

6. Thaabid Cabdi Maxamed: Guddoomiyaha Gobalka Banaadir.

7. Cabdirisaaq Khaliif Axmed: Wasiirka Waxbarashada.

8. Faarax Cali Shire: Danjiraha UN-ka ee Soomaaliya.

9. Cabdi Aadan Hoosow: Wasiirka Arrimaha Dibadda.

10. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir: Taliyaha NISA.

Address

Bosaso

Telephone

+252906194000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugaal Network Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share