Dhoqoshey media

Dhoqoshey media Dhoqoshey medi💙💪

Eebe caafimaad taama hasiiyo guomiye ahmed maxamed warsame Oo xanuunsanaaya
02/11/2024

Eebe caafimaad taama hasiiyo guomiye ahmed maxamed warsame Oo xanuunsanaaya

inaalilaahi wainaa Ilayhi Rajucuun 😭 ALLE HAW NAXARIISTO GUDOOMIYIHII DEGMADA BALI DHIIG JAMAAL HAYBE OO MANTA DHAAWAC K...
01/11/2024

inaalilaahi wainaa Ilayhi Rajucuun 😭

ALLE HAW NAXARIISTO GUDOOMIYIHII DEGMADA BALI DHIIG JAMAAL HAYBE OO MANTA DHAAWAC KASOO GAADHAY DAGAALKII QORILUGUD AYAA HADA GEERIYOODAY

inaalilaahi wainaa Ilayhi Rajucuun 😭

09/10/2024

CALI AHMED IYO CABDI MAXAMED OO KAMIDA
See more...

Dhoqoshey Secondry school❤️
29/05/2024

Dhoqoshey Secondry school❤️

Sidaan filaayo 2014kiiWakhtigu wakhtipu ahaa inta sawirkan aragta waan salaamayaa ee dhalin yaradan ka midka ah❤️🤚
26/05/2024

Sidaan filaayo 2014kii
Wakhtigu wakhtipu ahaa inta sawirkan aragta waan salaamayaa ee dhalin yaradan ka midka ah❤️🤚

23/05/2024

Dhoqoshey ayaa gurigeeda ku garaacdey degmada warcibraan
ciyaar galabta dhex martey labada degmo
Dhoqoshey 2
warcibraan 1

Home dhoqoshey
Hambalyo shpyaal

WARKA:-Roobka Waxa xalay Ka,day gudaha Degmada Dhoqoshey Roob Wanaagsan oo buuxiyey badiba Ceelashi iyo Xorfadihi Degmad...
08/05/2024

WARKA:-Roobka Waxa xalay Ka,day gudaha Degmada Dhoqoshey Roob Wanaagsan oo buuxiyey badiba Ceelashi iyo Xorfadihi Degmada Dhoqoshey

Roobkan ayaa xalay si fican Uhelay Magaalada iyo Hareeraheeda waan Roobkii ugu weynaa intii uu Curtay Raxmaadka Ebbe buuxiyeyna Dhamaan welkii Iyo Ceelashii Magalada.

✍🏾 Abdi Asis Isse
🗓️08/05/24

Hawll badanpa ka Horraysa👇
07/05/2024

Hawll badanpa ka Horraysa👇

Qaypo kamida dhalinyarada degmada dhoqoshey iyo udiyaar garowga xuska 18may💚🕊❤
02/05/2024

Qaypo kamida dhalinyarada degmada dhoqoshey iyo udiyaar garowga xuska 18may💚🕊❤

29/04/2024

Subaxnimo Roopsan

Saaka🖤

27/04/2024

Alle Caafimaad Taama Hasiiyo Ciise Xuseen Xasan oo Kamid ah Odaayasha Degmada
Mudo dhawr maalin ahna ku xanusanayay burco

Alle caafimaad sareeca hasiiyo🤲

wacn oo wngsan dhalinyaro/waayeel💜
27/04/2024

wacn oo wngsan dhalinyaro/waayeel💜

Address

Burco

Telephone

+252659673711

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoqoshey media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category