مسجد النور الشرقي Masjidu Al Nuur Al sharqiy

  • Home
  • Somalia
  • Burco
  • مسجد النور الشرقي Masjidu Al Nuur Al sharqiy

مسجد النور الشرقي Masjidu Al Nuur Al sharqiy من بنى مسجدا بنى الله بيتا في الجنة �

14/07/2024

WAA GURYIHII LOO IIBINAYEY MASJIDKA ALNUUR EE KA QAYB QAATA DADKA MUXSINIINTAA EE JECEL WAALIDIINTOOD IN AY WAX ULA BAXAAN EE SII SHARE GAREEYA SI UU UGAADHO DADKA MUXSINIINTAA KA QAYB QAADO SHARE TAADUNA WABAY NATARAYSAA

تهنئة وتبريك للدكتور الشيخ محمد بن عبد الكريم بن حسن
31/08/2023

تهنئة وتبريك للدكتور الشيخ محمد بن عبد الكريم بن حسن

31/08/2023

تهنئة للدكتور الشيخ محمد بن عبد الكريم بن حسن
Waxaan u hambalyaynayaa DR. Maxamed C/kariim Xasan oo gaadhay martabada Digtoornimada

Waa xaflada qalin jabinta Markiska wayn ee Iimaamu Al Shaafici ee gobolka Togdheer gaar ahaan Magaalada Burco oo ka Dhac...
30/08/2023

Waa xaflada qalin jabinta Markiska wayn ee Iimaamu Al Shaafici ee gobolka Togdheer gaar ahaan Magaalada Burco oo ka Dhacday Waan u hambalyaynayaa waana u baarigayaa Ardayda Qalin jabisay Markiska Iimaamu Al shaafici 2023 oo waafaqsan 1445H iyo Ardayda Ka soo gudubtay Dugsiga Dhexe Dhammaan waan u hambalyaynayaa.
Markisku waa markis ku suntan ama lagu yaqaano Cilmi hufan iyo Caqiido saafi ah kuna dadaala in uu hormariyo Aqoonta Bulshada ku nool Magaalada Burco iyo Nawaaxigeeda.
Waa markis ay ka aflaxeen Kumannaan Arday oo ku kala nool daafaha dunida taasina waxay ku tusaysaa Markisku in uu gaadhay Hadafkii loo aasaasay oo ahaa Dacwad iyo Tacliim.Markaa waxa aan leeyahay bulshada ku nool soomaaliya in ay ka war hayaan Markiska.
Waad mahadsantihiin akhyaareey Sii share gareeya

27/08/2022

Dareenka Ardaydii Ka Qalin Jabisay Markiska Imaamu shaafici ee Dufcadii 15aad

27/08/2022

Xafladda Qalinjabinta Markiska iimaamu shaafici

حفلة تخرج طلاب مركز إمام الشافعي للدعوة والتعليم في مدينة برعوا

قال الإمام الشافعي "ليس العلم ما حفظ إنما العلم ما نفع" رحمه الله حكم من الأئمة الأربعة رحمهم الله تعالى
14/08/2022

قال الإمام الشافعي "ليس العلم ما حفظ إنما العلم ما نفع" رحمه الله

حكم من الأئمة الأربعة رحمهم الله تعالى

تعليم الصلاة Barashadda SalaadaKa faa'idaysi wacan
14/08/2022

تعليم الصلاة
Barashadda Salaada

Ka faa'idaysi wacan

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له ووسع مدخله واكرم نزله وأدخله الجنة "إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده...
07/08/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له ووسع مدخله واكرم نزله وأدخله الجنة "إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده بأجل مسمى"
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allah ha unaxariisto Marxuum maxamuud X muxumed cabdule cigale

Allaah ha unaxariisto Amin Amin Amin

30/07/2022
المئتمر السنوي الثاني لملتقى إبن خلدون في مانصور هوتيل Mu'tamirka 2aad ee barkulanka ibnu khalduun oo ka dhacaya MANSOR ...
27/07/2022

المئتمر السنوي الثاني لملتقى إبن خلدون في مانصور هوتيل
Mu'tamirka 2aad ee barkulanka ibnu khalduun oo ka dhacaya MANSOR HOTEL 4th ____ 5th

18/07/2022

مرحبا بكم في جامعة النجاح برعوا
Ku soo dhawaada jaamacada al najax

Address

Wadada Caqaayada
Burco
4455

Telephone

+252634324201

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد النور الشرقي Masjidu Al Nuur Al sharqiy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to مسجد النور الشرقي Masjidu Al Nuur Al sharqiy:

Share

Category