USMC Ururka Somali Mideye ee Calafdon

USMC Ururka Somali Mideye ee Calafdon USMC waa urur utaagan mideenta bulashada soomaaliyeed
iyo in uu fududeeyo dhalinyarada calafdonka ah

11/03/2026
18/02/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan walaalha musliniita ah halkaan waa dugsi quraan oo runtii maantay ubaahan garab istaag insha. Alh wa waqtigii sadaqada waxaaan leeyahay dugsigaan aan udhisno ardada labarkaana aan ugu dirno waxaad awoodno
+252614664746. $ 1. .5 waixii kabadan

Isku day guna waa xageena guushuna waa xaga rabbi
17/02/2026

Isku day guna waa xageena guushuna waa xaga rabbi

📢 Ogeysiis Muhiim ah 📢Waxaan abuurnay gurub cusub oo loogu talagalay in walaalaha Soomaaliyeed ee tabaaleysan lagu caawi...
13/02/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah 📢
Waxaan abuurnay gurub cusub oo loogu talagalay in walaalaha Soomaaliyeed ee tabaaleysan lagu caawiyo, waxaana gacanta ku haya dad masuul ah.
Waxaan si xushmad leh lagaaga codsanayaa inaad ku soo biirto gurubka sadaqada iyo caawinta bulshada.
➡️ Link-ka gurubka: Ururka Samafale ee Hiil Walaal
Kaalay oo qeyb ka noqo gargaar iyo wadajir! 🤝

WhatsApp Group Invite

13/02/2026

Ximadu waa udhalasha ee wax la iska raadiya maahan
Adiga maxey kula thy?

Muhiimadda ay leedahay in dhalinyarada Soomaaliyeed isku xilqaamaan ololaha nadaafadda ee uu hormuudka u yahay Ururka So...
13/02/2026

Muhiimadda ay leedahay in dhalinyarada Soomaaliyeed isku xilqaamaan ololaha nadaafadda ee uu hormuudka u yahay Ururka Soomaali Mideeye ee Calafdoon waa mid qoto dheer oo dhinacyo badan taabanaysa:
Horumar Bulsho – Marka dhalinyaradu ka qaybqaataan nadaafadda deegaanka, waxay abuuraan deegaan nadiif ah oo caafimaad leh. Tani waxay ka hortagtaa cudurrada faafa waxayna hagaajisaa tayada nolosha bulshada.
Kobcinta Wacyiga iyo Mas’uuliyadda – Ka qaybgalka ololayaasha nadaafadda wuxuu dhalinyarada baraa mas’uuliyadda bulshada iyo wacyiga ah in qof walba uu kaalin ku leeyahay horumarka deegaanka iyo dalka.
Midnimo iyo Iskaashiga Dhalinyarada – Ololayaasha noocan ah waxay dhalinyarada isu keenaan iyaga oo wada shaqeynaya, taasoo xoojinaysa is dhexgalka bulshada iyo midnimada.
Tusaale u Noqoshada Bulshada – Dhalinyarada firfircoon ee nadaafadda ka shaqeeya waxay tusaale u yihiin carruurta iyo dadka kale ee bulshada, taasoo dhiirrigelinaysa in guud ahaan bulshada ay ka qeybqaataan ilaalinta nadaafadda.
Kor u Qaadista

Address

Fududeeyaha Guurka
Dhuusamarreeb
100000000$

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when USMC Ururka Somali Mideye ee Calafdon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category