MB kululiye

MB kululiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MB kululiye, Real Estate, wadada dabka, Gaalkacyo.

01/07/2026

Xus-ka munaasabda 1-da luulyo iyo cxds☠️🫡

11/06/2026

Musharax madaxweyne libaan axmed xasan ayaa 50.000
Konton kun oo dollar siiyay omar artan

DEG DEG: Garsooraha soomaaliyeed horoy loogu diiday inuu dhex dhexaadiyo world cupka ayaahada waxaa loo maga caabay in u...
11/06/2026

DEG DEG: Garsooraha soomaaliyeed horoy loogu diiday inuu dhex dhexaadiyo world cupka ayaahada waxaa loo maga caabay in uu gar soore ka noqdo kobka uefa supar cupka oo dhex maraya psg iyo anttos villa

Haybad waxaad kulee dahay dhulkaaga hooyo
10/06/2026

Haybad waxaad kulee dahay dhulkaaga hooyo

03/06/2026

Xaalada caawa iyo Mogadishu

30/05/2026

Mayaacna arsenal fan's🙆‍♂️

25/05/2026

Hambalyo xulka caasimada garowe oo ku guulays-tay cupka caasimadaha buntland
MB kululiye

21/05/2026

The greats of all time oo caawa ku guulaystay horyaalka sacuudiga👌

03/05/2026

Garaad jaamac;Bari muqdisho waxaa imaanaya Ugaas Cabdiraxmaan ugaaska daarood sifiican haloo soodhaweeyo

aawaye dhalinyaradii leelkase muqdisho joogtay bari airport hala soo dhoobto ugaaska sifiican haloo soodhaweeyo qofkii muqdisho jooga ee ka maqnaada nasab maaha galitaanka airportka waxaa idiin qaabilsan wasiir Hon Mohamed Farah Nuh wasiir airportka adoo ka taliya qof anaga ah yuusan bari ka caban waa gali wayay airportka caawa u diyaari albaabki ay ka gali lahayeen MB kululiye

Address

Wadada Dabka
Gaalkacyo

Opening Hours

09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MB kululiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category