Saami Travel Agency and cargo

Saami Travel Agency and cargo ✈️🏠Saami Travel Agency & Real Estate

Travel Agency✈️
1.Jarida Ticket yada Gudahaiyo Dibada
2.Soosaarida Visoyinka

Real Estate🏡
3. Kiraynta Guryaha
2.

Kala iibinta Guryaha iyo Boosaska

Car Rental🚘
4.Dalxiiska Gudaha Puntland
5.Kirayta Baburta raxada Waxbarashada noocyadeeda kala duwan ugu imow machad Kaahiye

Saami Travel agency &Rental Cars Tiged raqiis ah , any where Visa dag dag ah./waqti koobn ah . RENTEL cars 0906704100
08/09/2026

Saami Travel agency &Rental Cars

Tiged raqiis ah , any where
Visa dag dag ah./waqti koobn ah .
RENTEL cars
0906704100

✈️ FRIDAY FLIGHT – Book Your Seat Today! 🌍Safar ammaan ah oo raaxo leh ayaa ku sugaya.🛫 Nairobi ➜ Mogadishu🛫 Mogadishu ➜...
24/06/2026

✈️ FRIDAY FLIGHT – Book Your Seat Today! 🌍

Safar ammaan ah oo raaxo leh ayaa ku sugaya.

🛫 Nairobi ➜ Mogadishu
🛫 Mogadishu ➜ Nairobi

Ku safar adeeg lagu kalsoon yahay iyo qiimo tartan leh.

📞 Contact: +252 907 324 926
📱 WhatsApp: +252 907 008 535

SAAMI Travel Agency & Real Estate
“Your Trusted Travel Partner.”

Big discount   to    to  Book your next flight ✈️ Contact us:+252907324926WhatsApp:907 008 535
18/06/2026

Big discount
to
to
Book your next flight ✈️
Contact us:+252907324926
WhatsApp:907 008 535

🌍✈️ Ku safar kalsooni iyo raaxo!Saami Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa dhammaan adeegyada safarkaaga, laga bilaabo ...
14/06/2026

🌍✈️ Ku safar kalsooni iyo raaxo!

Saami Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa dhammaan adeegyada safarkaaga, laga bilaabo tigidhada diyaaradaha ilaa talooyinka safarka ee ugu wanaagsan.

Saami Travel Agency — Your Journey, Our Priority!

Contact us:+252907324926
WhatsApp:907 008 535


Kenya Vissa in 48 hours 🇰🇪✈️✅ Fast Visa Processing✅ Affordable & Competitive Prices✅ Trusted and Reliable Service✅ 24/7 ...
11/06/2026

Kenya Vissa in 48 hours 🇰🇪✈️

✅ Fast Visa Processing
✅ Affordable & Competitive Prices
✅ Trusted and Reliable Service
✅ 24/7 Customer Support

Nagala soo xiriir: +252907324926
WhatsApp. : 907 008 535

📦✈️ Saami Travel Agency – Adeegga Cargo-ga ee Aad Ku Kalsoonaan KartoMa u baahan tahay inaad dirto ama hesho alaabo si d...
09/06/2026

📦✈️ Saami Travel Agency – Adeegga Cargo-ga ee Aad Ku Kalsoonaan Karto

Ma u baahan tahay inaad dirto ama hesho alaabo si degdeg ah, ammaan ah, uguna qiimo macquulsan? Saami Travel Agency waxuu kuu hayaa adeeg cargo oo tayo sare leh, kaas oo kuu fududeynaya gaarsiinta badeecadahaaga meel kasta oo ay u socdaan.

✅ Gaarsiin degdeg ah oo la isku halayn karo
✅ Qiimo tartan leh
✅ Daryeel iyo ilaalin buuxda oo alaabtaada ah
✅ La socod joogto ah inta ay safarka ku jirto
✅ Adeeg macmiil oo xirfad leh

Haddii aad tahay ganacsade ama qof shaqsi ah, waxaan kuu ballanqaadaynaa adeeg hufan oo daboolaya baahiyahaaga gaadiid iyo rarid.

Saami Travel Agency – Cargo Ammaan ah, Gaarsiin Degdeg ah, Kalsooni Joogto ah.

Nala soo xiriir maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah iyo qiimaha adeegyada cargo-ga.

Whatsapp & Call: 906704100
Whatsapp & Call: 907324926
Whatsapp : 710001944

08/06/2026

BOOSS IIBA GAROWE (VIB)

XAFADA NASA HABLOOD

MEEL STRATEGIC AH KUYAAL
XAFAD AAD UDHISMAYSA
CABIRKA 15x25 WADO WAYN SARAN

Qiimaha $14,000

WAA JEEBKA GACANTA GALI
DEGDEG AH LOO GADAYO

IMOW GURYO IYO BOOSAS RAQIISA

MEEL WACAN KUYAAL
IYO GOORWALBA
FURSADAHA IYO JANISYADA
Saami Real Estate and Travel Agency UGU IMOW FURSADO IYO JANISYO MAR LA ARAG AH

Nagasoo wac: 7324926 ama 4194242

04/06/2026

Boos iib ah
Cabirka: 10x10
Aaga:curubo
Qiime: $2000

Soo wac: 7324926/ ⁨5742414

02/06/2026

Boos iib ah
Cabirka: 10x10
Aaga:curubo
Qiime: $2000

Soo wac: 7324926/⁨5742414

Eid Mubarak ✈️
26/05/2026

Eid Mubarak ✈️

Address

SKY Hotel-Near Masjid Haji Ali
Garowe

Telephone

+252907324926

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saami Travel Agency and cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category