Daalo Real Estate and Logistics

Daalo Real Estate and Logistics Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daalo Real Estate and Logistics, Real Estate, I August, Garowe.

Bismillah Alxamdullilah As Wr Wbr Walaalayaal iyo Saaxiibayaal
09/05/2024

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr

Walaalayaal iyo Saaxiibayaal

Bismillah Alxamdullilah As Wr Wbr
06/05/2024

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr

Bismillah Alxamdullilah As Wr WbrWalaalayaal iyo Saaxiibayaal Allah sw baa Mahad gidigeed leh. Hadaad Mu’min thy laguu s...
31/03/2024

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr

Walaalayaal iyo Saaxiibayaal

Allah sw baa Mahad gidigeed leh.
Hadaad Mu’min thy laguu sheegi maayo cidda aad talo saaraneyso.
Kuwa aan weli qlbigoodu ku degin in alle koonkan Boqor ka yahay ciddi doontaba ha sheegatee yahayna BOQORKA maalinta dambeysa ee cid wax sheeganeysaa jirin.


Allah sw Aclaa Wa Aclam

Bismillah Alxamdullilah As Wr Wbr Allah sw baa mahad idilkeed u sugnaatey. Allah sw wuxuu na amray inaan runta ama xaqa ...
21/03/2024

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr

Allah sw baa mahad idilkeed u sugnaatey.
Allah sw wuxuu na amray inaan runta ama xaqa sheegno haba kharaaradee haba xanuun batee ogowna runta sheegisteedu waxay u baahan tahay sabir.

"وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر"

Alle ha naga dhigo kuwo ku dhiirada xaqqa sheegistiisa kuna sabura waxa ka dhasha (consequences) oo mararka qaar Dhib bdn.

Ku saliya Rasuulkeena Xabiibkeena Mohamed abdulahi Abdulmudhalib scw.
الهم صلى على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك الحميد المجيد

Jumca Mubarak walalayaal iyo Saaxiibayaal

Allah sw Aclaa Wa Aclam

06/02/2024

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr

WARGELIN:

Dhamaan macaamiisheena sharafta leh Waxaan wargelineynaa in Shirkadda DAALO Ee iibka Gadida iyo Maareynta ay idiin hayso Guri
Ijaara oo ku yaal Xaafadda 1 AUGUST ee Magalada Garowe una dhow Garoonka CIYAARAHA ee MIRE AWAARE.
Wuxuu ka kooban yahay 3 qol oo jiifa iyo 3 Suuli iyo Fadhi iyo waliba qol iyo jiko dibadda ah iyo daarad weyn oo ilaa iyo 6 gaari geli karto sidaa ku arki doontaan Video ga ku lifaaqan hoos.
Wixii Faahfaahina kala soo xiriira TEL 252907546515 ama Facebook DAALO Real estate and logistics.

Mahadsanidiin.

Bismillah Alxamdullilah As Wr Wbr Ku soo dhowaada guryaha Goglan ee SHARIQA GUEST HOUSE ee Magaalada Garowe oo aad kala ...
02/10/2023

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr

Ku soo dhowaada guryaha Goglan ee SHARIQA GUEST HOUSE ee Magaalada Garowe oo aad kala kulmi doontaan so dhoweyn aad u diiran iyo degaan idin raali geliya.

Mahadsanidiin

Bismillah Alxamdullilah As Wr WbrMacaamiisha sharafta leh Waxaan idiin haynaa Qolal kiro ah oo ku yaal xaafadda 1 August...
21/09/2023

Bismillah Alxamdullilah
As Wr Wbr
Macaamiisha sharafta leh Waxaan idiin haynaa Qolal kiro ah oo ku yaal xaafadda 1 August saarana Jidka Sagal.
Wixii faahfaahin dheerada nagala soo xiriira
Tel 0907546515

Mahadsanidiin.

Address

I August
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 05:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daalo Real Estate and Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category