Guryosamo Real Estate & Construction

Guryosamo Real Estate & Construction Building & selling quality homes 🏡 | Real estate you can trust | DM us for inquiries 📩
Real Estate Development, Construction and Sales.

17/04/2026
Ciid mubaarak dhamaan umadda muslimiinta ah.
20/03/2026

Ciid mubaarak dhamaan umadda muslimiinta ah.

26/02/2026

Sabawanaag Village Mosque.
40 Days of Progress.




Masjidka ugu quruxda badan uguna casrisan Puntland oo ay Shirkadda Guryosamo Real Estate & Construction ka dhisayso xaaf...
22/02/2026

Masjidka ugu quruxda badan uguna casrisan Puntland oo ay Shirkadda Guryosamo Real Estate & Construction ka dhisayso xaafadda casriga ah ee Sabawanaag Village ee magaalada Garowe.




Waxa aan aad ugu faraxsannahay in aan kamid nahay Dalladda Hantida Maguurtada iyo Dhismaha Soomaaliya.Waxa aan urajaynay...
20/02/2026

Waxa aan aad ugu faraxsannahay in aan kamid nahay Dalladda Hantida Maguurtada iyo Dhismaha Soomaaliya.

Waxa aan urajaynaynaa dalada in ay noqoto mid wax wayn kusoo kordhisa dhismaha Soomaaliya iyo iskaashiga shirkadaha ka hawl gala dhismaha Soomaaliya.

Waxaan si diirran u soo dhaweyneynaa shirkadda Guryasamo Real Estate oo si rasmi ah uga mid noqotay bahda SORECA.

Guryasamo Real Estate waxay bixisaa adeegyo la xiriira hantida maguurtada, iyadoo kaalin ka qaadanaysa fududeynta helitaanka guryo iyo kobcinta dhaqdhaqaaqa suuqa hantida maguurtada.

Ku soo dhowaada Dalladda Hantida Maguurtada iyo Dhismaha Soomaaliya – SORECA.

Si wadajir ah ayaan u dhisaynaa mustaqbal magaalooyin qorsheysan oo waara.

Chumca mubarak
06/02/2026

Chumca mubarak

Jumca mubarak
02/01/2026

Jumca mubarak

Dhiso gurigaaga riyada KU SOO DHAWOOW XAAFADA SABWANAAG.GURYO SI CASRI AH LO DHISAY IYO DEEGAN QURUX-BADAN!Fadlan h**e u...
31/12/2025

Dhiso gurigaaga riyada
KU SOO DHAWOOW XAAFADA SABWANAAG.GURYO SI CASRI AH LO DHISAY IYO DEEGAN QURUX-BADAN!Fadlan h**e u gaadh oo book gareyso guriga ku cajab geliya.
KALA SO XIRIIR:📲 WhatsApp ⁨+252 905 535 373⁩, 5535372, 5535371
📧Email: [email protected]
Website: https:guryosamorealstate.com
📍Sabawanaag, Garowe, Putland 🧭Map: https://g.co/kgs/nLgt8n


Address

Sabawanaag Village, Puntland
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guryosamo Real Estate & Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guryosamo Real Estate & Construction:

Share