11/03/2024
Boos Fursad ah!
Booskan wuxuu boos 2aad u yahay jidka sodonka, wuxuuu dhowyahay sunaamidii h**e.
Qiimihiisa: $15,000
Hadaa daneenayso, fadlan la xirir:
Tel: 0905311411
Shirkadda Onkod Real Estate waa shirkad ka shaqeysa dhismaha iyo kala iibinta dhulalka iyo guryaha oo ku taala Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.