Gosha Villas by SalsabilHomes

Gosha Villas by SalsabilHomes Waa mashruuc ay leedahay, sharikadda Salsabil Homes ee iibka guryaha iyo dhulalka. Waa dhul jar-jaran oo raqiis ah. Xiriirka +254722347009, [email protected]

24/08/2026

ODAY ADIGAA TALEEFAN U DIRAY MAXKAMAD SARE KU SHEEGGA DANTA KAAGA XIRAN GO'AANKEEDANA WAA LA YAQAAN

21/08/2026

SOMALIA DHAGAX-DHIGGA IYO XARIG-JARKA MASHAARIICDA WAXAA BADAN DHAGAX-DHIGGA IGU SAWIRTA AH!

10/08/2026

BAARLAMAAN XAARAAN AH GUDDOOMIYE XALAAL AH MA DHALO
Iiwad sheekada!

23/02/2026

SORRY DAACI AWEYS QULUUB BADAN AYAAD DHAQAAJISAY

Gosha Villas oo ah mashruuc ay leedahay Salsabil Homes, waxay kuu haysaa dhul banaan oo ah fursad aan la heli karin.Iibs...
13/11/2024

Gosha Villas oo ah mashruuc ay leedahay Salsabil Homes, waxay kuu haysaa dhul banaan oo ah fursad aan la heli karin.

Iibso maanta dhul banaan oo aad ka dhisato gurigaadii mustaqbalka. Dhulka oo naqshadaysan, waddooyinkiina u baxsan yihiin wuxuu ku yaal waddada Garowe-Galcao. 20mx20m waxaan gadaynaa $4000 oo keliya.

HORAY U GAAR INTAAN LAGAA DHAMAYSAN!

Waxaad ku dooranaysaa;
Sharci la hubo, Naqshad casri ah iyo aag la jecelyahay.

Wac hadda
WhatsApp+254722347009 ama la xiriir [email protected]

02/11/2024

Salsabil Homes, waxay kuu haysaa dhul jar-jaran oo jaban kuna yaal Garowe gaar ahaan xaafadda Mubarak, agagaarka xerada digaagga, waana dhul leh TOWNPLAN iyo GPS. Waxaa hada socota qiime-jabin 50 boos ee u horeeya. Qiimuhu waa $4000-6000 booskii. Gado maanta booskaadii mustaqbalka kana dhiso gurigii aad ku haminaysay!

Wac/WhatsApp +254722 347009

Ka mid noqo milkiilayaasha cusub ee xaafadda Mubarak Garowe taa oo xawli u koreysa. Gosha Villas oo ah mashruuc dhul iib...
22/10/2024

Ka mid noqo milkiilayaasha cusub ee xaafadda Mubarak Garowe taa oo xawli u koreysa. Gosha Villas oo ah mashruuc dhul iibin ah, wuxuu ku yaal highway ga Garowe-Galcao, agagaarka guryaha madaxweynaha. Wadada weyn wuxuu u jiraa 500m. Salsabil Homes, waxay idiin ballan qaadaysaa dhul nadiif ah oo jaban. 50 ka boos ee u horeeya waxaan ku gadaynaa qiime dhimis gaaraysa ilaa 30%!

Dhabee riyadaada oo nala soo xiriir maanta.
0722 347009
+254722 347 009

Ku dhawaaqidda Mashruuca Gosha Villas: Hadda Waa Fursad Dahabi Ah!Mashruuca Gosha Villas oo ku yaal Garowe Town, agagaar...
12/10/2024

Ku dhawaaqidda Mashruuca Gosha Villas: Hadda Waa Fursad Dahabi Ah!

Mashruuca Gosha Villas oo ku yaal Garowe Town, agagaarka jidka Garowe-Mogadishu, ayaa hadda si rasmi ah loo bilaabay. Waxaan ku siinaynaa qiimo dhimis gaar ah oo ah 30% oo ku saabsan iibka 50-ka dhul ee ugu horreeya!

Ka faa'iidayso fursaddan cajiibka ah ee ay kuu hayso Salsabil Homes, kuna xirnoow asalkaada.

La xiriir: 📞 +254 722 347 009
📧 [email protected]

Address

Garowe-Galcao Highway
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gosha Villas by SalsabilHomes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share