Jaylaani

Jaylaani fadlan mar walb iyo muuqal walbo so dhigo share likd saar thankz

28/04/2026
02/07/2025

Qalbi hadalay sida xaqiiqadah

19/03/2021

bal daawo adiga yaabi dooneh
like share

FURSAD SHAQO :Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan Bulshada ku Nool Magaalada Gaalkacyo in ay jirto Fursad shaqo o...
11/02/2021

FURSAD SHAQO :
Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan Bulshada ku Nool Magaalada Gaalkacyo in ay jirto Fursad shaqo oo ka Bannaan Bangiga.
Shaqada Banaaan: 1 Teller (Cashier )
Goobta: Galkacyo –Puntland -Somalia
Booska: Hal Boos
Wakhtiga Qabashada Araajida: 11-28 February 2021
Shuruudaha la Rabo:
1. In uu Keeno Xafiiska Salaam Bank ee Galkacyo shahaado Original ah ee Bachelor ( Economics ,Management ,Account and sharia )
2. In uu yahay qof Aqoon leh oo aamin ah.
3. In uu yahay Qof Dabeecad Wanaagsan oo ku fiican Qancinta Macaamiisha
4. In uu Horay uga soo shaqeeyay shirkad Maaliyeed .
5. In uu ku Fiican yahay Xisaabaadka & Computerka
6. In uu si fiican u yaqaan Luqada English & Carabiga
7. In uu leeyahay aqoon & Xirfad Maamul
F.G: Waxaa lagu soo aadinayaa araajida Xafiiska Salaam Bank ee Galkacyo
Wixii Faafaahin ah kala xiriir Tell: 853099 /0907722362
Gudiga Imtixaanaadka ee Xafiiska shaqada & shaqaalaha

farjaamo
10/02/2021

farjaamo

11/01/2020

Kadduudiye horay ma u maqashay waa xanuun Fara adag ku haya Gobaladda dhaxe iyo Waqooyiga Soomaliya akhri oo wax ka ogow xanuunka Kadduudiyaha.

waxaa Eey bulshada intooda badan u yaqanaan ama waa xanuun uu sababo jeermiska feyrus, kaasoo ay gudbiso .

Xanuunkaan ayaa ah mid caan ku ah xumad iyo kalagoysyo xanuun sidoo kale waxa uu leeyahay qandho aad u kulul.



calaamdaha lagu garto waxaa ka mid ah:

• Xumad
• Kalagoysyo xanuun
• Madax xanuun
• Barar lagu arko kalagoys-da
• labo labo
• finan ka soo baxa jirka

Sidee baa looga hortagaa?

• Sariirtaada ku xir shandarawo ama maro kaneeco.

• Si aad ugu hortagto fuuq baxa cabo biyo badan ugu yaraan cab malintii 8 glass oo biyo.

• Xiro dhar qarinaaya adimahaaga sida: Gacmaha iyo Lugaha.

• Sidoo kale waxaa wanaagsn in aad isticmaasho daawada la buufiyo ee
disha kaneecada .



xanuunkaaan dilaa mahan wax daawo ah malahan balse waxaa la yareyn karaa sida: xumada iyo dhibaatoyinka kale uu keeno sida: xanuunka kala goys-da oo qofka waxa uu qadaankaraa daawooyinka qandho jabinta iyo xanuun-baabi'iyeha (anti-pyretics and analgesics)

F.G
Ha qaadan qaar sida : aspirin-ka iyo daawyinka qalajiyaha ( )

waaaaaw so dhawaaad dadkayga zxptayda qali ah 💐💎
02/12/2019

waaaaaw so dhawaaad dadkayga zxptayda qali ah 💐💎

01/12/2019

kkkkkkkk like shere

24/11/2019

😂😂😂😂😂
like share

09/09/2019

Suuq gayta alaabta

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaylaani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share