cabdinaaleye

cabdinaaleye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from cabdinaaleye, Galgadud, Guri Ceel.

04/04/2026

👥️🇸🇴🫡

15/03/2026

Walawareeray 🤣

01/03/2026

Khamenei oo hada kahor la hadlaya arday yar ayaa kula taliyey in uu sidiisa oo kale Shahiidnimo ku hamiyo: “Waxbaro, waxbarashadda ayaa horumar gaarsiisa diinta Islaamka, ilaa 80 ama illaa 90 sano jir, nooloow insha allaah kadibna Shahiid noqo.”

Khamenei ayaa dhintay isaga oo da’diisu ay tahay 86-sano.

Iran oo ku dhawaaqday 40 Maalmood oo Baroordiiq ah ka dib Dilkii KhameneiDawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay gee...
01/03/2026

Iran oo ku dhawaaqday 40 Maalmood oo Baroordiiq ah ka dib Dilkii Khamenei

Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida Hoggaamiyihii Sare ee dalkaas, Ayatollah Ali Khamenei, kaas oo ku dhintay weerar dhanka cirka ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Israa’iil shalay. Weerarkan ayaa lala beegsaday dhismaha xafiiskiisa oo ku yaalla bartamaha magaalada Tehran.

28/02/2026

Caasimadda Iran oo duqeyn ku socota: Majid Akhavan, oo ah afhayeenka Hay'adda Duulista Hawada ee Iiraan, ayaa wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka ee Mehr ku dhawaaqay in "gebi ahaanba la xiray hawada dalka ilaa amar dambe."
cabdinaaleye

26/02/2026

Magaacibista Taliyaha Ciidan Cirka X.D.S Taliye Abdirisaaq Ereteria 👨‍✈️👀

cabdinaaleye

13/02/2026

Burhaantii nabadiyo Bulshada nabada usidoo
Basaaskii qabyaaladiyo Qabiil buun loo tumoow barbaarta ka lee xiyaa 🤝🏽🏆

13/02/2026

Is dhex galka dhalinyarada
iyo kasbashada jiilka cusub oo ah dhisiyaalkamustaqbal wanaagsan . Waxeey kugu abuureysaa fikir hami wanaagsan iyo hididiilo cusub guuleysta dhalinyaro ⚽️🏆

27/01/2026

‎Mujaahidiinta Puntland oo qaniimo badan ka furtay Khawaarijta Daacish

‎Howlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidamada amniga Puntland ayaa lagu guuleystay in laga soo furto hub iyo saanad ciidan oo tiro badan, kaddib dagaal culus oo ay la galeen maleeshiyaadka Daacish ee ku dhuumaaleysanayay dhulka buuraleyda ah.

‎Qaniimada la helay ayaa isugu jirta hub fudud iyo mid culus, rasaas, iyo qalab ciidan, taas oo muujinaysa jab weyn oo soo gaaray kooxdaas.

‎Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay in weerarku uu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee khatarta ku ah amniga iyo xasilloonida Puntland.

‎Ciidamada ayaa sidoo kale xaqiijiyay in howlgalladu ay sii socon doonaan ilaa laga xaqiijinayo nabad waarta iyo in gebi ahaanba laga ciribtiro haraadiga kooxaha hubeysan.

19/01/2026

Madaxweyne Qoor Qoor & madaxweyne firdhiye oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Adhi-cadeeye ee Gobolka Sool Dowlad Goboleedka Waqoyi Bari Soomaaliya. 🇸🇴❤

18/01/2026

Gobonimo waa udhalasho 🤝🏽
Reer Galmudug State House & Ree Waqooyi Bari State House
Waa Dad wada dhashay kana wada shaqeeya midnimada iyo isku duubnida Dalka oo dhan ❤🇸🇴

Address

Galgadud
Guri Ceel
GUR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when cabdinaaleye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share