Nova Architects

Nova Architects Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nova Architects, Real Estate, Road number one, Hargeisa.

Nova Architects:

Our services
✅ Modern Residential Design
✅ Commercial & Office Buildings
✅ Interior and Exterior Design
✅ 3D Visualization & Rendering
✅ Construction Planning & costimation
✅ project managent & Consulting

252 3275869 / 252 4895233

Jumce Mubaarik dhamaan macaamiisheena qiimaha leh!Nova Architects waxay idiin rajaynayaan maalinta Jumcaha barako, wanaa...
23/07/2026

Jumce Mubaarik dhamaan macaamiisheena qiimaha leh!

Nova Architects

waxay idiin rajaynayaan maalinta Jumcaha barako, wanaag iyo naxariis. Waxaan idinka mahad-celineynaa kalsoonida aad noo qabteen, hana noqoto maanta mid idin keenta farxad, guul iyo horumar. Alle ha idin xaqiijiyo dhammaan himilooyinkiina.“

Nova Architecture waa shirkad ku takhasustay naqshadaynta iyo qorshaynta dhismayaasha casriga ah.Waxaan ku bixinaa adeeg...
22/07/2026

Nova Architecture

waa shirkad ku takhasustay naqshadaynta iyo qorshaynta dhismayaasha casriga ah.
Waxaan ku bixinaa adeegyo ay ka mid yihiin nashqadaha dhismayaasha, qurxinta gudaha (interior design), sawirrada 3D, iyo kormeerka dhismaha.

Hadafkeennu waa inaan fikradahaaga u beddelno meel muuqaal iyo shaqo ahaanba heer sare ah — ha ahaato guri, xafiis, ama goob ganacsi.

Nova Architecture

Riyadaada waxaan u rogeynaa naqshad dhab ah

🌙 Eid Mubarak to Everyone 🌙Munaasabadda Ciidul Adxaa/Fiidriga awgeed, waxaan dhammaan ehelka, asxaabta, iyo bulshada Mus...
26/05/2026

🌙 Eid Mubarak to Everyone 🌙
Munaasabadda Ciidul Adxaa/Fiidriga awgeed, waxaan dhammaan ehelka, asxaabta, iyo bulshada Muslimiinta ah u dirayaa hambalyo iyo bogaadin. Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku soo celiyo Ciidda nabad, caafimaad, iyo farxad. Ciid Mubarak.

Dhismaha wanaagsan wuxuu ka bilaabma qorshe sax ah “
19/04/2026

Dhismaha wanaagsan wuxuu ka bilaabma qorshe sax ah “

Dhamaan macaamiisheena qiimaha leh!Nova Architects waxay idiin rajaynayaan  wanaag iyo naxariis. Waxaan idinka mahad-cel...
10/12/2025

Dhamaan macaamiisheena qiimaha leh!
Nova Architects waxay idiin rajaynayaan wanaag iyo naxariis. Waxaan idinka mahad-celineynaa kalsoonida aad noo qabteen, hana noqoto maanta mid idin keenta farxad, guul iyo horumar. Alle ha idin xaqiijiyo dhammaan himilooyinkiina.“

Jumce Mubaarik dhamaan macaamiisheena qiimaha leh!Nova Architects waxay idiin rajaynayaan maalinta Jumcaha barako, wanaa...
05/12/2025

Jumce Mubaarik dhamaan macaamiisheena qiimaha leh!
Nova Architects waxay idiin rajaynayaan maalinta Jumcaha barako, wanaag iyo naxariis. Waxaan idinka mahad-celineynaa kalsoonida aad noo qabteen, hana noqoto maanta mid idin keenta farxad, guul iyo horumar. Alle ha idin xaqiijiyo dhammaan himilooyinkiina.“

09/11/2025

Nova Architecture waa shirkad ku takhasustay naqshadaynta iyo qorshaynta dhismayaasha casriga ah.
Waxaan ku bixinaa adeegyo ay ka mid yihiin nashqadaha dhismayaasha, qurxinta gudaha (interior design), sawirrada 3D, iyo kormeerka dhismaha.
Hadafkeennu waa inaan fikradahaaga u beddelno meel muuqaal iyo shaqo ahaanba heer sare ah — ha ahaato guri, xafiis, ama goob ganacsi.
✨ Nova Architecture — Riyadaada waxaan u rogeynaa naqshad dhab ah

Nova Architecture waa shirkad ku takhasustay naqshadaynta iyo qorshaynta dhismayaasha casriga ah.Waxaan ku bixinaa adeeg...
04/11/2025

Nova Architecture waa shirkad ku takhasustay naqshadaynta iyo qorshaynta dhismayaasha casriga ah.

Waxaan ku bixinaa adeegyo ay ka mid yihiin nashqadaha dhismayaasha, qurxinta gudaha (interior design), sawirrada 3D, iyo kormeerka dhismaha.
Hadafkeennu waa inaan fikradahaaga u beddelno meel muuqaal iyo shaqo ahaanba heer sare ah — ha ahaato guri, xafiis, ama goob ganacsi.

✨ Nova Architecture — Riyadaada waxaan u rogeynaa naqshad dhab ah

Address

Road Number One
Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nova Architects posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category