Mahfoud Real Estate

Mahfoud Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahfoud Real Estate, Real Estate Company, Jirde Plaza Building, Hargeisa.

Guryo Hadda gacanta lagu hayo oo iib ah🙌🏼Area wadada Muuse biixi iyo Qiimo ku raalingalinaya 👏🏼
03/06/2026

Guryo Hadda gacanta lagu hayo oo iib ah🙌🏼

Area wadada Muuse biixi iyo Qiimo ku raalingalinaya 👏🏼

Subax wanaagsan macmiil 🙌🏼❤️
02/06/2026

Subax wanaagsan macmiil 🙌🏼❤️

01/06/2026

GURI IIB AH MASALLAHA:

Guri Cusub oo Riyadaada ah, Jaanisna ah.
GOOBTA: Masallaha
Waa guri oo cusub oo ka kooban:
■ 5 qol oo hurdo ah
■ Saddex suuli
■Madbakh Waafi ah
■ Geydh gaadhi gal waafi ah
■ Qolkii dibada.
QIIMAHA: $ 73,000( Wadahal ka furan)

For More Details contact the Mahfoud Real Estate

☎️ Call: 063-9152909
WhatsApp: 63 9152909

🚨GURI IIB AH MASALLAHA🌞☀️Guri Cusub oo Riyadaada ah, Jaanisna ah.GOOBTA: MasallahaWaa  guri oo cusub oo ka kooban:■ 5 qo...
01/06/2026

🚨GURI IIB AH MASALLAHA🌞☀️

Guri Cusub oo Riyadaada ah, Jaanisna ah.
GOOBTA: Masallaha
Waa guri oo cusub oo ka kooban:
■ 5 qol oo hurdo ah
■ Saddex suuli
■Madbakh Waafi ah
■ Geydh gaadhi gal waafi ah
■ Qolkii dibada.
QIIMAHA: $ 73,000( Wadahal ka furan)

For More Details contact the Mahfoud Real Estate

☎️ Call: 063-9152909
WhatsApp: 63 9152909

31/05/2026

🚨Fursad Guri iib ah.
Qiimaha :$48000.
Cabbirka : 18*8M.
Goobta: Agagaarka sariibada Safa iyo Marwa.

30/05/2026

Eid Mubarak 🥳🥳🥳🥳

Fursad guryo iib ah Kala soco boggena facebook sido kale WhatsApp number keena +252639152909.☎️📞

24/05/2026

🏡✨ GURI CASRI AH OO IIB AH ✨🏡

Mahfoud Solution waxay idiin haysaa guri aad u qurux badan oo ku yaal 📍 Area Muuse Biixi — intaan la gaadhin Kaalinta Gaafane.

🔹 4 Qol Jiif
🔹 2 Suuli 🚿
🔹 1 Kijo 🍽️
🔹 1 Gaadhi-gal 🚗

💎 Guri casri ah oo leh deegaan daggan, dhisme tayo sare leh iyo raaxo dhamaystiran.
✅ Ku habboon qoys kasta oo doonaya nolol casri ah.

📲 WhatsApp & Call: +252 63 9152909
☎️ Nagala soo xidhiidh hadda si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

🌟 Mahfoud Solution — Kalsoonida Guryaha Casriga ah 🌟

17/05/2026

Happy 18 May to all Somalilanders💚🤍❤️

🚨Fursad Guri iib ah.Soo dhawoow macamiil waxan kuu hay aa guri fursad ah oo iiba qiimo macquula oo ku raaligaliya lagaga...
17/05/2026

🚨Fursad Guri iib ah.

Soo dhawoow macamiil waxan kuu hay aa guri fursad ah oo iiba qiimo macquula oo ku raaligaliya lagaga iibinaya 👏🏼

16/05/2026

Dhul iib ah waa fursad ka faa’idayso macmiil👏🏼

Address

Jirde Plaza Building
Hargeisa

Telephone

+252636552135

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahfoud Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahfoud Real Estate:

Share