Farhan Gahayr

Farhan Gahayr Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farhan Gahayr, Real Estate, Road one, Hargeisa.

Mahad alle weyan . Waxan soo xidhay waxbarashada shareecada qaybtii 1aad ee machadka.
30/08/2022

Mahad alle weyan .
Waxan soo xidhay waxbarashada shareecada qaybtii 1aad ee machadka.

12/08/2022

Nabad baa horumar lagu gaadhaa .

Guushiyo barwaaqadu waa bogag ka mida buuga nolosha !!
18/06/2022

Guushiyo barwaaqadu waa bogag ka mida buuga nolosha !!

Markasta oo aad wax wakhriska badiso ,waa mar walba oo aad wax barato .
07/05/2022

Markasta oo aad wax wakhriska badiso ,waa mar walba oo aad wax barato .

Eid mubaarak.  تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير
03/05/2022

Eid mubaarak. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير

Calool gubanasaa (gaajoonasaa) indho uma laha cayniga cunto ka soo hadhay .
27/04/2022

Calool gubanasaa (gaajoonasaa) indho uma laha cayniga cunto ka soo hadhay .

Hag oo hagaaji mooyee Hagardaamee ismaan odhan Hiigsiga bulshadayda .
20/04/2022

Hag oo hagaaji mooyee
Hagardaamee ismaan odhan
Hiigsiga bulshadayda .

Cajiibeey ciseeyaay Caawaan ku heloo Cadaabtii sokaysiyoSoo jiidhay cirbadiyo Waxaan cudur la odhan karin Curyaankii faa...
19/04/2022

Cajiibeey ciseeyaay
Caawaan ku heloo
Cadaabtii sokaysiyo
Soo jiidhay cirbadiyo
Waxaan cudur la odhan karin
Curyaankii faarax
Curadkii walaalkii
Show caajislihiibaa
Yidhi cawadaydee tani
Waa cayn yar oo fudud.

Riyooy raaliyaay Rumeeya riixaay Reera dhiisaay Ruuxi ku helee ku hantaa Riixa aynigiiye Rumayn taadaan sahal ahayneGoor...
07/04/2022

Riyooy raaliyaay
Rumeeya riixaay
Reera dhiisaay
Ruuxi ku helee ku hantaa
Riixa aynigiiye
Rumayn taadaan sahal ahayne
Goormaan kuu riyaaqi
Rax-raxlayn daraadaa .

Maanta ayay sidasi ina haysataa ,in qaar keen daalaan qaarkeena raaxaystaan .Guuli inaga dheer inta aynu hawsha isku eeg...
20/03/2022

Maanta ayay sidasi ina haysataa ,in qaar keen daalaan qaarkeena raaxaystaan .
Guuli inaga dheer inta aynu hawsha isku eegano .

Address

Road One
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Gahayr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category