23/03/2022
waa qayb kamida mashaariicda guryaha ah ee ay shirkadda nashqadaynta dhismayaasha ee MECCO Architectural designs ka hir gelisay magaalooyinka Somaliland.
Macmiil ugu soo hagaag shirkadda nashqadaynta guryaha ee Mecco architectural designs nashqado qurxoon oo ay kuula socdaan qiimayntu iyo qiimo ku raali gelin doona.