Vista Real-Estate

Vista Real-Estate One of the most innovative, customer-focused and trusted Real Estate companies in the Horn Region.
(7)

13/04/2026

We just wrapped up this stunning project featuring 4 modern G+1 homes and 3 prime shop spaces, all finished with beautiful green landscaping. 🏠🌿
From residential comfort to commercial opportunityβ€”we build it all.
villas

Mashuurcani waa " ABIIR PROJECT", waxa ay shirkadda vista ka hirgalinaysa magaalada HARGEISA. Mashruucan oo ka kooban 14...
08/04/2026

Mashuurcani waa " ABIIR PROJECT", waxa ay shirkadda vista ka hirgalinaysa magaalada HARGEISA. Mashruucan oo ka kooban 14 guri oo ah G+1, kana kooban :
- 5 Qol oo jiif ah
- 4 musqul
-2 Gaadhi gal
- Madbakh qalabkisu u dhamaystiranyahay. Iyo
- Service Area.
Hadaba macmiil, wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh WhatsApp numbers ka hoos ku xusan.
πŸ“ž : +252657972000
πŸ“ž: +252638577771
πŸ“ž : +252634187888
πŸ“ž : +252657972000

RUBY VILLAS. Hargeisa - Boqol jire.Ruby Villas is a unique project consisting of 20 luxurious and affordable villas loca...
04/04/2026

RUBY VILLAS. Hargeisa - Boqol jire.
Ruby Villas is a unique project consisting of 20 luxurious and affordable villas located in the west of Hargeisa. a stone throw's away from jigjiga yar and served with piped city water.
This project has two tarmac roads that are being built at the moment and more are planned.
With large UPVC windows, spacious rooms, and beautiful design makes ruby the perfect home for those looking for affordable luxury in heart of west Hargeisa.
for more information about this unique project kindly contact us on these numbers below:
πŸ“ž:+252633390037
πŸ“ž: +252638577771
πŸ“ž:+252638093330
Whatsapp.
πŸ“ž:+252657972000
πŸ“ž:+252638844484

Vista realestate Iftar Event.
07/03/2026

Vista realestate Iftar Event.

05/03/2026

Experience the pinnacle of modern living. Our latest G+1 villa is officially complete and ready for its new owners. From the high-end luxurious finishes to the chef-inspired fitted kitchen, every detail has been crafted for excellence.

for more info please contact us
πŸ“ž: +252638577771
πŸ“ž:+252638093330
Whatsapp. πŸ“ž:+252657972000 πŸ“ž:+252638844484
Burco:
πŸ“ž: 063-8880324
πŸ“ž: 065-8880324

04/03/2026

Guusha Vista Real Estate kuma dhisna oo kaliya dhismayaasha aan dhisno, iyo adeegyada aanu qabanno, balse waxay ku dhisantahay isku duubnida iyo dhiirigalinta hawlwadeenadda shirkadda. ✨ Xalay waxaan u dabaaldegnay barakada bisha Ramadaan annagoo wadaagnay miis afur oo ay ka buuxdo farxad iyo walaalnimo. πŸŒ™
Waa habeen na xasuusiyay inaanu nahay hal qoys oo hal hadaf leh. Waxaan u mahadcelineynaa qof kasta oo ka tirsan Vista family oo habeenkan ka dhigay mid qurux badan. πŸ—οΈπŸ€ "

waxaa inoo bilowmay maanta 10kii dhexe ee bisha Ramadaan ee barakaysan, waxay mahadi u sugantahay eebbe oo inasoo gaadhs...
28/02/2026

waxaa inoo bilowmay maanta 10kii dhexe ee bisha Ramadaan ee barakaysan, waxay mahadi u sugantahay eebbe oo inasoo gaadhsiiyay 10kan maalmood ee uu gaarka ugu yeelay dambi dhaafkiisaa aan xaddiga lahayn SWT. Aynu waydiisanno ilaahay dambi dhaaf badan inta lagu jiran bishan barakaysan gaar ahaan na 10kan maalmood ee aynu ku jirno.

We are grateful to our clients for their trust and to our dedicated crew for their exceptional craftsmanship in bringing...
25/02/2026

We are grateful to our clients for their trust and to our dedicated crew for their exceptional craftsmanship in bringing this vision to life.
Every detail counts, from the solid foundation to the final leaf in the garden. Swipe to see the transformation from concept to completion!.

for more info please contact us
πŸ“ž: +252638577771
πŸ“ž:+252638093330
Whatsapp. πŸ“ž:+252657972000 πŸ“ž:+252638844484
Burco:
πŸ“ž: 063-8880324
πŸ“ž: 065-8880324

Mashruuca Oceana Complex waxa uu ka kooban yahay 3 guri oo G+2 ah, oo midkiiba yahay 5 qol oo ay ku lamaan yihiiin 5 too...
24/02/2026

Mashruuca Oceana Complex waxa uu ka kooban yahay 3 guri oo G+2 ah, oo midkiiba yahay 5 qol oo ay ku lamaan yihiiin 5 toodi musqul. shirkadda Vista Real-Estate waxa ay ka hirgalinaysaa mashruucan Magalada hargeisa gaar ahaanna xaafadda Masallaha Agagaarka Ambassador Hotel.
wixii faahfahin ah ee intaa dheer fadlan nagala soo xihdiidh.
πŸ“ž: +252638577771
πŸ“ž:+252638093330
Whatsapp. πŸ“ž:+252657972000 πŸ“ž:+252638844484
Burco:
πŸ“ž: 063-8880324
πŸ“ž: 065-8880324

Shirkadda Vista Realestate waxa ay dhamaan muslimiinta, gaar ahaana bulshada soomaaliyeed gudo iyo dibad ba ugu bushaara...
17/02/2026

Shirkadda Vista Realestate waxa ay dhamaan muslimiinta, gaar ahaana bulshada soomaaliyeed gudo iyo dibad ba ugu bushaaraynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan, 1447 Hijriya/2026.

Address

Vista Real Estate, 1st Floor, Durdur 2 Mall Road 2
Hargeisa
00000

Opening Hours

Monday 07:45 - 17:45
Tuesday 07:45 - 17:45
Wednesday 07:45 - 17:45
Thursday 08:00 - 14:30
Saturday 07:45 - 17:45
Sunday 07:45 - 17:45

Telephone

+252637971000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vista Real-Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Vista Real-Estate:

Shortcuts

Share