Boos Construction Company and Real Estate

Boos Construction Company and Real Estate Dhisitaanka guryo bilic iyo tayo ba leh oo Lajaanqaadaya Dhismayaasha Casriga ah.

27/05/2026

EID MUBAARAK DHAMAAN MACAAMIISHAYADA KU XIDHAN BOOS CONSTRUCTION IYO MUSLIMIINTA OO DHAN WAXAANU IDIN LEENAHAY KU CIIDA CAFI IYO CAAFIMAAD

24/05/2026

🏠Dhismaha Project No : 589, Hargeisa- ina-Mooge
Faahfaahinta dhismaha:
Cabbirka dhulka : 12 x 18M
Faahfaahinta Guriga waa Guri Villa ah 🏑 kana kooban:
πŸ›οΈ5 Hurdo Fadhi iyo Cunto ,
πŸ›Bath (3) iyo Suuliga dadwaynaha oo Casri ah ,
🧱Dayr Gadhi galeen ah iyo Kitchen+Store

πŸ“Koonfurta Waaxda ina-Mooge
☎️Fadlan nagala soo xidhiidha
πŸ“žTell: +252 63 7999942
Whats App (Wa.me//+252637999942)
Email: [email protected]

Shirkadda Boos Construction & Real Estate Company waxay shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyaynaysaa munaasabad...
18/05/2026

Shirkadda Boos Construction & Real Estate Company waxay shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyaynaysaa munaasabadda qaran ee 18-ka May β€” maalinta dib ula soo noqoshada madax-bannaanida iyo qaranimada Somaliland.

18-ka May waa astaan muujinaysa geesinimo, midnimo iyo himilada shacabka Somaliland ee ku dhisan nabad, horumar iyo wadajir. Waa maalin qiimo weyn ugu fadhida quluubta shacabka, laguna xusuusto halgankii iyo dedaalkii lagu yagleelay jiritaanka qaranka Somaliland.

Annaga oo ah Boos Construction, waxa naga go’an ka qayb qaadashada horumarka dalka, dhismaha casriga ah iyo kobcinta adeegyada bulshada.

Waxaan shacabka Somaliland u rajaynaynaa sannado badan oo nabad, barwaaqo iyo horumar waara leh.

Hambalyo 18-ka May πŸŽ‰
35 Guurada Qaranimada Somaliland.

Boos Construction & Real Estate Company.

16/05/2026

🏠Dhismaha Project No : 587, Hargeisa- Masalaha
Faahfaahinta dhismaha:
Cabbirka dhulka : 24 x 18M
Faahfaahinta Guriga waa Guri Villa ah 🏑 kana kooban:
πŸ›οΈ6 Hurdo Fadhi iyo Cunto ,
πŸ›Bath (3) iyo Suuliga dadwaynaha oo Casri ah ,
πŸ“Koonfurta Green park Place
☎️Fadlan nagala soo xidhiidha
πŸ“žTell: +252 63 7999942
Whats App (Wa.me//+252637999942)
Email: [email protected]

β€œDhismo Tayo Sare leh, Naqshad Casri ah – Boos Construction Company and Real Estate waa doorashadaada koowaad.”Faahfaahi...
27/04/2026

β€œDhismo Tayo Sare leh, Naqshad Casri ah – Boos Construction Company and Real Estate waa doorashadaada koowaad.”

Faahfaahin Dheeraad ah
πŸ“žπ…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑
Tell and What'sapp:
πŸ”΅ Call :πŸ“ž+252 63 7999942 | 0637999943
πŸ”΅Whats app : Wa.me/+252637999942
πŸ“§Email: [email protected]

Shirkadda Facaweyn ee Boos Construction Company and Real Estate waxa ay diyaar u tahay in ay kuu DhistoNooc walba oo gur...
26/04/2026

Shirkadda Facaweyn ee Boos Construction Company and Real Estate waxa ay diyaar u tahay in ay kuu DhistoNooc walba oo guri ah ee aad u baahantahay sida
β–  Dhismayaal Dagitaan (Residental Building)
β–  Dhismayaal Ganacsi (Commercial Building)
β–  Institutional Building
Iyo qaar kale oo badan; Hadaba si aad u dhisato dhisme mustaqbal noogu kaalay macmiil.

πŸ“žπ…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑
Tell and What'sapp:
πŸ”΅ Call :πŸ“ž+252 63 7999942 | 0637999943
πŸ”΅Whats app : Wa.me/+252637999942
πŸ“§Email: [email protected]

17/02/2026
Hambalyo Ramadaan Kariim πŸŒ™βœ¨BOOS Construction & Real Estate Company waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan macaa...
17/02/2026

Hambalyo Ramadaan Kariim πŸŒ™βœ¨
BOOS Construction & Real Estate Company waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Bisha Ramadaan.
Waxaan idiin rajaynaynaa Ramadaan kheyr, caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suubban.

Waxaanu u taagannahay dhisida dhisme wanaagsan oo ka qayb qaata dhisidda nolol wanaagsan, hadaba si aad u dhisato dhisme...
16/02/2026

Waxaanu u taagannahay dhisida dhisme wanaagsan oo ka qayb qaata dhisidda nolol wanaagsan, hadaba si aad u dhisato dhisme mustaqbal noogu kaalay macmiil.

πŸ“žπ…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑
Tell and What'sapp:
πŸ”΅ Call :πŸ“ž+252 63 7999942 | 0637999943
πŸ”΅Whats app : Wa.me/+252637999942
πŸ“§Email: [email protected]

14/02/2026

(Waa qayb ka mid ah gurigan ay faahfaahinteedu hoos ku xusantahay)

πŸ πƒπ‡πˆπ’πŒπ€π‡π€ πˆπƒ 586
πŸ“Xaafadda Badhka, Hargeysa.

Faahfaahinta Guriga 🏘️
- 4 Hurdo ah πŸ›οΈ
- Fadhi iyo Cunto 🍲🍽️
- bath (2) iyo Toilet (2)🚽
- Madbakh iyo store
- ⁠Gaadhi gal 🚘
πŸ“žπ…πšππ₯𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑
Tell and What'sapp:
πŸ”΅ Call :πŸ“ž+252 63 7999942 | 0637999943
πŸ”΅Whats app : Wa.me/+252637999942
πŸ“§Email: [email protected]

Address

Near Edna Adan University
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boos Construction Company and Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share