Doogsan - Iibka Guryaha iyo Dhulalka

Doogsan - Iibka Guryaha iyo Dhulalka Doogsan shirkadda Iibinta iyo Kiraynta Guryaha iyo Dhulalka Somaliland

Mawliid Wanaagsan Soo Dhaweeya Mawliidka Nabiga SCW.
29/09/2023

Mawliid Wanaagsan Soo Dhaweeya Mawliidka Nabiga SCW.

Waxaan haynaa Gaadhi cusub oo iib ah, wax walbaa way u dhamaystiran yihiin.✅magaca  ➡️       ESCUDO ⛽️ 🏵✅modelka ➡️     ...
14/09/2023

Waxaan haynaa Gaadhi cusub oo iib ah, wax walbaa way u dhamaystiran yihiin.
✅magaca ➡️ ESCUDO ⛽️ 🏵
✅modelka ➡️ 2009🌄
✅goobta ➡️ HARGEISA 🏕🔶️
✅Lacagta ➡️ 💲7500

Nagala Soo Xidhiidh: WhatsApp 0637807593

يوم عاشوراء 10 Muharram 1445 Hijra Qofkii sooma maalinta jimcaha waxaa loo dhaafayaa dambiga sanadkii lasoo dhaafay uu g...
28/07/2023

يوم عاشوراء
10 Muharram 1445 Hijra

Qofkii sooma maalinta jimcaha waxaa loo dhaafayaa dambiga sanadkii lasoo dhaafay uu galay oo dhan.

28/7/2023

CIID MUBARAK Waxaan Hambalyo ku aadan  Munaasabadda Ciida Carafo u dirayaa Ummadda Islaamka ah, Shacab weynaha Soomaaliy...
27/06/2023

CIID MUBARAK

Waxaan Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciida Carafo u dirayaa Ummadda Islaamka ah, Shacab weynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan Shacbiga JSL meel walba oo ay joogan Dal iyo Dibadba.

Ciidani waa Ciida ugu weyn ee Muslimiinta Maadaama ay dhammaad u tahay Gudashada Acmaasha Xajka oo kamid ah Arkaanta Islaamka kuwa ugu waa weyn.

Waxaan Allaah u waydiinayaa Ummada Muslimiinta ah ee soo gutay waajibaadka Xajka in uu ka aqbalo Acmaashoodii, Inagana inaga aqbalo Soonkii,ducadii iyo acmaashii

✅Fooq kiro ah oo security giisu 100%✅Goobta:Hargeysa ✅Location: Masallaha ✅Waqooyiga misaajidka sheekh mustafe✅Qolalka 9...
25/06/2023

✅Fooq kiro ah oo security giisu 100%
✅Goobta:Hargeysa
✅Location: Masallaha
✅Waqooyiga misaajidka sheekh mustafe
✅Qolalka 9hoose iyo 9 sare = 18 qol
✅Lacagta kirada $1500
✅Waa guri haayadeed
✅Wali cidi ma galin wuu cusub yahay
or : 0637807593

 ,(Jaanis).*Waxaa idiin haynaa dhul iib ah kuna yalla hargeisa xafada (boqol-jire).*Waa dhul jaanis ah marka loo eego me...
19/06/2022

,(Jaanis).
*Waxaa idiin haynaa dhul iib ah kuna yalla hargeisa xafada (boqol-jire).

*Waa dhul jaanis ah marka loo eego meesha uu kuyalo oo istarajiya ah, qiimahiisuna yahay mid macquul ah.

boqol-jire.
.
24m×18m.
16,000$,
:0634176721

Khasaraha faraha badan ee soo gaadhay Suuqa Weyn ee Waaheen waxan uga ducaynaynaa umada ganacsigoodii kuwayay waxananu l...
04/04/2022

Khasaraha faraha badan ee soo gaadhay Suuqa Weyn ee Waaheen waxan uga ducaynaynaa umada ganacsigoodii kuwayay waxananu leenahay ilahay hadinku badallo mid khayr qaba oo dagdaga, Dawladana waxaan leenahay iyo lamaha amniga iyo shacabka Somaliland sababta dhalisay dabkaa waa in laga wada howl galaa si loo ogaado sababta keentay xalada dabka intaa leeg waayo xawaraha dabkaasi jarayay mid mac quula muu ahayn yan loo kala hadhin sababtaa.

Guri iib ah Hargeisa, Xafada Gantaalaha.Waa guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub.Wuxuu udho...
06/01/2022

Guri iib ah Hargeisa, Xafada Gantaalaha.

Waa guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub.

Wuxuu udhow yahay istaanka basaska xero awr.

🟩6 qol, dayr, kijo iyo saddex suuli.
🟩Cabirkiisuna 12m×18m.

🟩Qiimaha $76000 waxna waa layska dayn karaa.

☎️Call: 0634176721

Guri iib ah Hargeisa, Xafada Badda Cas.🟩Price $88,000🟩Size 12×24m🟩4 Qol hurdo ah - Fadhigii iyo Cuntadi - 3 Toilets 🟩Kit...
05/01/2022

Guri iib ah Hargeisa, Xafada Badda Cas.

🟩Price $88,000
🟩Size 12×24m
🟩4 Qol hurdo ah - Fadhigii iyo Cuntadi - 3 Toilets
🟩Kitchen
🟩1 service Room
🟩Gate - 3 car size

☎️0634176721

29/12/2021

Kusoo dhawaada Doogsan shirkadda Iibinta iyo Kiraynta Guryaha iyo Dhulalka Somaliland

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doogsan - Iibka Guryaha iyo Dhulalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Doogsan - Iibka Guryaha iyo Dhulalka:

Share

Category