Tayomaal Technical Institute

Tayomaal Technical Institute Tayomal Waxay ku baraysa inkabadan 12 xirfadod

manta waa ku fursad aad ku dhisi kartid mustaqbalkaga

25/05/2026

Muqaal h**e faysal dabale iyo cilmiga kuduugan
Ee uu lawadagayo ardayda

23/05/2026

Inankayga Oo 13 jir ah Ayaa igu yidhi Aabo Dugsiga farsamada gacanta ee tayomaal igu dar

13/05/2026

Qaybtii (1) Abwaanad hibaaq iid muuse

04/05/2026

Dadaal joogto ah samee — ha ka daalin waxaad rabto.
Haddii aad dhacdo, haddana kac; khaladka wax ka baro.
Guuldarradu yaanay kaa joojin hadafka aad u socoto —
Samir yeelo oo adkayso — guushu hal mar ma timaaddo.
Haddii aad rabto inaad barato xirfad gacanta ah, sidan samee:
Ku bilow wax yar oo fudud, dabadeed sii kordhi.
Khaladaadkaaga wax ka baro, hana niyad jabin.
Ku celceli si ufahanto
La hadal dadka wax yaqaanna oo wax ka baro.

04/05/2026

21/12/2021) Dadaal joogto ah samee — ha ka daalin waxaad rabto.
Haddii aad dhacdo, haddana kac; khaladka wax ka baro.
Guuldarradu yaanay kaa joojin hadafka aad u socoto —
Samir yeelo oo adkayso — guushu hal mar ma timaaddo.
Haddii aad rabto inaad barato xirfad gacanta ah, sidan samee:
Ku bilow wax yar oo fudud, dabadeed sii kordhi.
Khaladaadkaaga wax ka baro, hana niyad jabin.
Ku celceli si ufahanto
La hadal dadka wax yaqaanna oo wax ka baro.

30/04/2026

Jimce mubarik Dhamaantiin

📖 Hal-ku-dhig:“Ilaahay waxba k**a qarsoona.”🛠️ Farsamada Gacantu – Hanti Nolosha BeddeshaFarsamada gacantu waa xirfad mu...
29/04/2026

📖 Hal-ku-dhig:
“Ilaahay waxba k**a qarsoona.”
🛠️ Farsamada Gacantu – Hanti Nolosha Beddesha
Farsamada gacantu waa xirfad muhiim ah oo keenta horumar, shaqo iyo isku-filnaansho bulsho.
👉 Waxay abuurtaa shaqo iyo dakhli
👉 Waxay kobcisaa xirfadda qofka
👉 Waxay ilaalisaa dhaqanka iyo hibada
👉 Waxay dhiirrigelisaa hal-abuurka
👉 Waxay yareysaa saboolnimada
💡 Waa xirfad mudan in la barto lana taageero.
📢 Fariin:
👉 Fadlan SHARE garee si ay u gaadho saaxiibbadaa iyo bulshada kale
👉 COMMENT ku reeb fikirkaaga

Part 3 📖 Hal-ku-dhig:“Ilaahay waxba k**a qarsoona.”🛠️ Farsamada Gacanta – Hanti Nolosha BeddeshaFarsamada gacantu waa xi...
27/04/2026

Part 3 📖 Hal-ku-dhig:
“Ilaahay waxba k**a qarsoona.”
🛠️ Farsamada Gacanta – Hanti Nolosha Beddesha
Farsamada gacantu waa xirfad muhiim ah oo keenta horumar, shaqo iyo isku-filnaansho bulsho.
👉 Waxay abuurtaa shaqo iyo dakhli
👉 Waxay kobcisaa xirfadda qofka
👉 Waxay ilaalisaa dhaqanka iyo hibada
👉 Waxay dhiirrigelisaa hal-abuurka
👉 Waxay yareysaa saboolnimada
💡 Waa xirfad mudan in la barto lana taageero.
📢 Fariin:
👉 Fadlan SHARE garee si ay u gaadho saaxiibbadaa iyo bulshada kale
👉 COMMENT ku reeb fikirkaaga

Address

Siinay Street
Hargeisa

Telephone

+252634001115

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayomaal Technical Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayomaal Technical Institute:

Share