Xariirland Real Estate

Xariirland Real Estate Waxaad kahelaysaa dhul iyo guryo iib iyo kiro ah. Kuxidhnow Xariirland Real Estate.

22/03/2026

Waa dhul iib ah waa 2 baloodh kuyaala cisbitaalka shifo wadad 200boqol bay baska
Qiimuhu waa 34 halak midku uuyahay 17k$ midbaa karekonaa sharcigodii waa lahayaa
Kalasooxidhiidh xariir real estate lanbarka dheer 0636435322 hargaysa

16/02/2025

Check out Xariirland real estateโ€™s post.

12/09/2023
12/09/2023

Markale waa gudihii

Gurigani waa iib qiimihiisu waa 92,000$ #Wuxuu ka koobanyahay 5qol iyo qol waash manka 3 suuli iyo madbakha #Gurigani wa...
12/09/2023

Gurigani waa iib qiimihiisu waa 92,000$ #
Wuxuu ka koobanyahay 5qol iyo qol waash manka 3 suuli iyo madbakha #
Gurigani waa 2 qaadhi gal #
Wuxuukuyaalaa jigjigyar gaar ahaan xaafad guul alla.
Nagalsoo xiriir lanbarka =+252636435322

15/08/2023

guri iiba wuxuu ka koobanyahay 4jiif iyo cunto services.
kuyaalaa koodbuur agtiisa.
dhulkisuna waa 12 by 22.
GURIGU WAA 100000$ WADHADL AYAANA KAFURAN .
DHAWAW # XARIIRLAND # REAL #
soo xidhiidh #
*252 636435322

Gueigani waa kiro wuxuu ku yaalaa xafad jigjigyar gar ahaan sacaad diin . Giimah 450$. Biyo male. Cabieka dhulka uu kadh...
10/08/2023

Gueigani waa kiro wuxuu ku yaalaa xafad jigjigyar gar ahaan sacaad diin .
Giimah 450$.
Biyo male.
Cabieka dhulka uu kadhisan yahay waa 80 by 60 baloodh dhamaystiran

24/08/2022

Dhulkani wax loo iibindonaa sidii ad rabto ama waa lagaa wada iibin 2 baloog ama midbaa lagaa iibin lakiin labada baloogba waa iib wanay israacikaraan wana lakal qaadikaraa .
Dhulkani wuxuu kuyaalaa kantaroolka magalada hargaysa (galbedka caasimada hargaysa somaliland).
Nagala sooxidhiidh lanbarka 0636435322

24/08/2022

Dhulkani waa iib wuxuu ka kooban yahayay 5 balood haaf balook weyan wuxuu ku yaala kantaroolka hargaysa glbeedkeeda Gara ahaan dhinaca waqoohi
Cidii diyara waalaga iibinayaa soo dhawaw MacMillan๐Ÿ™.
Nagalsoo xidhiidhi 0636435322

This house ๐Ÿ  FOR SALE cell service 0636435322.Gurigani waa iib wuxuu ku yaalaa xafada boqol jire.Qiimaha gurigani waa 75...
18/07/2022

This house ๐Ÿ  FOR SALE cell service 0636435322.
Gurigani waa iib wuxuu ku yaalaa xafada boqol jire.
Qiimaha gurigani waa 75,000$ ๐Ÿ’ต.

This house ๐Ÿ  FOR SALE cell ๐Ÿ“ฑ service 0636435322.Gurigan wuxuu ku yaalaa xafa bada cas.Qimaha waa 130,000$dollar ๐Ÿ˜
18/07/2022

This house ๐Ÿ  FOR SALE cell ๐Ÿ“ฑ service 0636435322.
Gurigan wuxuu ku yaalaa xafa bada cas.
Qimaha waa 130,000$dollar ๐Ÿ˜

Address

Hargeisa

Telephone

+252656435322

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xariirland Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xariirland Real Estate:

Share

Category