Degal Same Real State

Degal Same Real State Welcome to our page that offers high quality service

19/06/2024

Soo dhawoow macmiil

Farxiya Maxamed waa gabadh dhammays ah waxa kasoo hulleeeshay waddanka UK halkaas oo ay ka dhex arki weyday riyadii nolo...
16/04/2024

Farxiya Maxamed waa gabadh dhammays ah waxa kasoo hulleeeshay waddanka UK halkaas oo ay ka dhex arki weyday riyadii nolosheeda kadib muddo ku siman 10 sanno waxa ay soo cago-dhigatay waddankeedii Soomaaliyeed ee Djabouti ..
Waxay wadatay xaddi lacageed oo aan dhammayn $2,000 oo dollar laakiin qalbigeeda waxa ka holcaysay riyo,rejo,rumayn xooggan iyo rabitaan aan xad lahayn kaas oo u suura geliyey dhammays tirka beerta indhuhu la ashqaraaraan,dhallinta sawirka laga raacayna ay kaamarada ula yimmaadaan geedaha timirta ah ee lagu tabcady waxay beertay wax ka badan 1,000 timireed ….

Boqolaalka iyo kumaan-kunka gabdhoodh ee aaladda TikTok dubka lula,shafka ruxa,mid waliba halkay u kuusan tahay soo bandhigtaa soo farxiya k**a mudna in la sheeg-sheego iyagana la illaawo…. Haa dabcan

Ha waaraan dumarka waxtarka lihi 🫶🙏🙏

Caddays bigays

15/04/2024

Hargaysa ayaa kulul ayay nagu dawakhiyeen oo Berbera ka kulul, Hargaysa taloow ma dambiilayaashii ayaa isku timid …
Waar toobad keena jannadaba dambiilayaal toobad keenay ayaa ka buuxee 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

*SHEEKADA XIISAHA BADAN EE DHL* Sannadkii 1969kii, 3 nin oo dhallinyaro ah ayaa go'aansaday in ay ku bilaabaan ganacsigo...
02/04/2024

*SHEEKADA XIISAHA BADAN EE DHL*

Sannadkii 1969kii, 3 nin oo dhallinyaro ah ayaa go'aansaday in ay ku bilaabaan ganacsigooda isu-geynta agabka yar ee ay haystaan.
*1. ADRIAN DALsey*
*2. Larry HILLBLOM*
*3. ROBERT LYNN*
kuwaas oo markii dambe u beddelay*DHL*
Shirkad dhammays ah .
*55 sano* ka dib maanta DHL ayaa iska leh
♤250 diyaaradood.
♤ 32,000 oo baabuur.
♤ 550,000 oo shaqaale ah maantana DHL waxay joogtaa ku dhawaad ​​meel kasta oo aduunka ah. Dakhliga ayaa lagu qiyaasaa boqolaal balaayiin doolar.
➡️Noloshaada ku xeer dadka ka sheekeysta mashaariicda,ganacsiga,guulaysiga,riyooyinka, hadafyada.....maaha inaad ku xeerto dad taban,cabsi badan , caajisnimo badana

✅Hadduu saaxiibkaa kuu diido inuu kugula soo biiro bilaabida ganacsi, ma aha saaxiib.``
✅Haddii walaalkaa kuu diido inuu ku taageero si aad u horumariso ganacsigaaga... walaalkaa ma aha.''
✅Haddii aad ganacsi gashay... si xoog leh u qabo... waxay ku qaadatay 55 sano in DHL ay noqoto DHL. Guushu waxay qaadataa waqti, dadaal, garaad iyo feejignaan.

Wiilkan yar magaciisu waa Ayman Alkurd isaga iyo qoyskiisu waxay degganaayeen magaalada Qudus ee dalka Falastiin.Toddobo...
16/10/2023

Wiilkan yar magaciisu waa Ayman Alkurd isaga iyo qoyskiisu waxay degganaayeen magaalada Qudus ee dalka Falastiin.

Toddobo sano kahor sanadkii 2016 isagoo Ayman wiil aad u da'yar ahaa ayey Ciidammada gumeysiga Israa'iil rasaas ku fureen wiilkan yar.

12 xabbadood ayaa jidhkiisa haleeshay, Meyd ahaan ayey uga tageen, balse ilaahay baa qaddaray inuu sii noolaado, Rasaastaas waxay sababtay inuu curyaan noqdo oo istaagi kari waayo.

Sheekadu halkaas kuma dhammaan, ciidammada yuhuuddu wiilka yar oo weli dhaawicii la jiifa ayey qabteen oo xabsiga dhigeen.!

Intaas keliya kumay joogsan cadownnimada ay yuhuuddu u qabaan wiilka yar oo Maxk**ad ayey saareen, waxayna ku xukumeen 35 sano oo xariga ah.

Sidoo kale waxay ugu sii dareen ganaax lacageed oo dhan $100 Kun oo dollar.

Noocyada xad-gudubka kuwa ugu foosha xun ayey Israa'iil kula dhaqmaan shacabka muslimka ah ee reer Falastiin.

Hadda Ayman xabsiga yuhuudda ayuu ku jiraa, isagoo xanuunsan oo aan kursiga ka kici karin.

Ayman waxa ugu weyn ee uu ku fekero waa inuu caafimaad helo xanuunka haya ayaa wax walba uga daran.

Qof walba oo muslim ah oo la damqanaya wiilkaa yar dhibka haysta, waxaa laga rabaa inuu codkiisa caalamka gaadhsiiyo.

Innagu aan noqonno Warbaahinta faafisa dhibaatada gumeysiyeed ee lagu hayo walaalaheen reer Falastiin oo ay warbaahinta reer galbeedku ku howlan yihiin inay qariyaan.

✅          waa 7 qol            gaar ahaan   waqoyigiisa.✅ gurigu  waa  4 hurdo,  fadhi iyo cunto, qol service,  kijinki...
10/10/2023

✅ waa 7 qol gaar ahaan waqoyigiisa.

✅ gurigu waa 4 hurdo, fadhi iyo cunto, qol service, kijinkii, 3 suuli iyo dayr laba gadhi gal.

✅️ 9m/24m.

✅️ daarada iyo fadhigu jibsan boodh ayey leyihiin.

✅ $69,000. Bayacaad ka furan tahay.

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/+252633455929

✅       ah    5 qol               kaalinta qamar✅ gurigu   wa 3 hurdo,  fadhi iyo cunto, kijinkii, 2 suuli iyo dayr gadh...
03/10/2023

✅ ah 5 qol kaalinta qamar

✅ gurigu wa 3 hurdo, fadhi iyo cunto,
kijinkii, 2 suuli iyo dayr gadhi gal.

✅ waa $250 +debaaji

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/+252633455929 whatsapp

✅️ .me/+252633455929

✅       ah,  6 qol                . Goolada sare.✅ gurigu   waa 4 hurdo,  fadhi iyo cunto, kijinkii, 2 suuli iyo dayr  g...
25/09/2023

✅ ah, 6 qol . Goolada sare.

✅ gurigu waa 4 hurdo, fadhi iyo cunto,
kijinkii, 2 suuli iyo dayr gadhi gal.

✅ waa $300 +debaaji

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/+252633455929

✅️ .me/+252633455929

  kirro ah cusub Hargeisa ,shedaha  waa 5qol  kiradu wàa $250  number 063-3455929   number 063-3455929
23/09/2023

kirro ah cusub Hargeisa ,shedaha
waa 5qol
kiradu wàa $250
number 063-3455929
number 063-3455929

  kirro ah cusub Hargeisa ,shedaha  waa 6qol  kiradu wàa $270  number 063-3455929   number 063-3455929
20/09/2023

kirro ah cusub Hargeisa ,shedaha
waa 6qol
kiradu wàa $270
number 063-3455929
number 063-3455929

✅       ah,  5qol   biyo leh       sheedaha waqooyiga kaalinta brothers ka  ,baskuna waa u dhawyahy. ✅ gurigu  waa  3hur...
19/09/2023

✅ ah, 5qol biyo leh sheedaha waqooyiga kaalinta brothers ka ,baskuna waa u dhawyahy.

✅ gurigu waa 3hurdo, fadhi iyo cunto,kijinkii, qol service ah,2 suuli iyo dayrkii

✅ waa $250

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ :--- 063-3455929

✅ .me/+252633455929 whatsapp

✔️  iib ah kuyaala      ✔️  waa 5qol oo leh dayr gaadhi gal leh✔️    9mx14m✔️  waa 💲49,000✔️    wa.me/063-3455929
18/09/2023

✔️ iib ah kuyaala

✔️ waa 5qol oo leh dayr gaadhi gal leh

✔️ 9mx14m

✔️ waa 💲49,000

✔️ wa.me/063-3455929

Address

150 Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degal Same Real State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Degal Same Real State:

Share

Category