𝐑𝐚𝐚𝐬𝐚𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐞𝐫𝐭𝐢𝐞𝐬

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • 𝐑𝐚𝐚𝐬𝐚𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐞𝐫𝐭𝐢𝐞𝐬

𝐑𝐚𝐚𝐬𝐚𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐞𝐫𝐭𝐢𝐞𝐬 Adeegyada shirkadda Khayraad Real Estate :-
1. Iibka Dhulka
2. Iibka guryaha
3. Kireynta guryaha

🏠 Guri kiro ah 🏠 2aadQolalka: 3 qol 1kijo iyo 1 suuliQiimaha : $ 130 Dollar + Deebaaji Degmada: M.HaaruunXaafada : Xaafa...
07/12/2024

🏠 Guri kiro ah 🏠 2aad

Qolalka: 3 qol 1kijo iyo 1 suuli
Qiimaha : $ 130 Dollar + Deebaaji

Degmada: M.Haaruun

Xaafada : Xaafada Kaah
Gaar ahaan dhabarka dambe ee Hydundai (Dahanshiil Motors) Ama UD (Dalco Motors)

Wixii faah faahin ah :
Tel : 4555256

🏠 Guri kiro ah 🏠 1aadQolalka: 3 qol 1kijo iyo 1 suuliQiimaha : $ 130 Dollar + Deebaaji Degmada: M.HaaruunXaafada : Xaafa...
07/12/2024

🏠 Guri kiro ah 🏠 1aad

Qolalka: 3 qol 1kijo iyo 1 suuli
Qiimaha : $ 130 Dollar + Deebaaji

Degmada: M.Haaruun

Xaafada : Xaafada Kaah
Gaar ahaan dhabarka dambe ee Hydundai (Dahanshiil Motors) Ama UD (Dalco Motors).

Wixii faah faahin ah :
Tel : 4555256

Shirkadda Mustaqbal Real Estate waxay idiin haysaa guri iib ah oo ku yaala Xaafada Waqooyiga KAAH gurigani wuxu ka kooba...
25/09/2024

Shirkadda Mustaqbal Real Estate waxay idiin haysaa guri iib ah oo ku yaala Xaafada Waqooyiga KAAH gurigani wuxu ka koobanyahay 5 qol oo mid tukaan noqon karo.
Wixii Faahfaahina fadlan nagalasoo xidhiidh:
63 4996262
063 4555256

Mustaqbal Real Estate waxay kuu haysa guryo iib ah iyo kuwa kirro ah oo ku yaala magaalada Hargysa gudaheeda.Fadlan kuso...
13/09/2024

Mustaqbal Real Estate waxay kuu haysa guryo iib ah iyo kuwa kirro ah oo ku yaala magaalada Hargysa gudaheeda.
Fadlan kusoo biir bogayaga aanu ku leehahay Facebook.

Mustaqbal Real Estate waxay kuu haysaa guryo iib ah iyo kuwa kirro ah oo magaalada Hargysa gudaheeda ku yaala.Fadlan kus...
13/09/2024

Mustaqbal Real Estate waxay kuu haysaa guryo iib ah iyo kuwa kirro ah oo magaalada Hargysa gudaheeda ku yaala.
Fadlan kusoo biir bogayaga aanu ku leehahay Facebook.

🏠  GURI KIRO AH  🏠1. Qolalka: 5 qol iyo service-kii2. Goobta: Hargiesa 3. Xaafada:  Hodan Hills baskuna wuu agmaraa 4. Q...
07/09/2023

🏠 GURI KIRO AH 🏠

1. Qolalka: 5 qol iyo service-kii

2. Goobta: Hargiesa

3. Xaafada: Hodan Hills baskuna wuu agmaraa

4. Qiimaha: $220

Nagala soo xidhiidh

Tel:063-4996262

6. Whatsapp: 63 4996262

🏠 Guri kiro ah 🏠 : 5 4 jiif ah, Fadhi iyo Cunto isku furan, 2 Suuli iyo 1 kijo  : $ 250 iyo Deebaaji  : Macalin Haaruun ...
22/08/2023

🏠 Guri kiro ah 🏠

: 5
4 jiif ah, Fadhi iyo Cunto isku furan, 2 Suuli iyo 1 kijo

: $ 250 iyo Deebaaji

: Macalin Haaruun

: Ku yaala Dhabarka Dambe ee Warshadda ilo Tango

soo xidhiidh:-

Tel: 4996262
Whatsapp: 4996262

🏠 Kiro guri goglan 🏠 Dhammaan agabkii guriga loogu talogalay u dhamaystiran yihiin   : 4 qol Kijo iyo 2 suuli   : Macali...
21/08/2023

🏠 Kiro guri goglan 🏠

Dhammaan agabkii guriga loogu talogalay u dhamaystiran yihiin

: 4 qol
Kijo iyo 2 suuli

: Macalin Haaruun

Gaar ah: ku yaala dhabarka dambe ee Warshadda ilo Tango

: $750

Nagala soo xidhiidh :-
Tel: 4996262
Whatsapp : 4996262

🏠  GURI KIRO AH 🏠1.  : 3      2 Suuli iyo 1 Kijo2.  : Hargiesa 3.  : Hodan Hills Baskuna wuu ag marayaa 4.  : $150Nagala...
20/08/2023

🏠 GURI KIRO AH 🏠

1. : 3
2 Suuli iyo 1 Kijo

2. : Hargiesa

3. : Hodan Hills Baskuna wuu ag marayaa

4. : $150

Nagala soo xidhiidh:-
Whatsapp: 63 4996262
Tel: 4996262

16/08/2023

Address

Road Number 1
Hargeisa
2223

Telephone

+252634996262

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐑𝐚𝐚𝐬𝐚𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐞𝐫𝐭𝐢𝐞𝐬 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 𝐑𝐚𝐚𝐬𝐚𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐞𝐫𝐭𝐢𝐞𝐬:

Share