Sahal Real Estate

Sahal Real Estate Sahal real estate kiraynta, iibinta iyo maamulida hantida

06/07/2026

guri goglan 🏡
location: hargaisa (daloodho)
rooms: 5 rooms and 3 toilets
items: alaabtu wa cusayb dhamaan

gurigani wadada iyo baska ayu u dhawyhy.

Sahal Real Estate

02/07/2026

"hantidaada ku ilaasho Sahal Real Estate"

"waxad ka raysan doonta guri laydh lagaala guuro
ama guri lagaa dayaco.

"hantidu waa laf dhabarta tacabkaaga"

02/07/2026

"ku dhawro hantidaada Sahal Real Estate
adigoo ka rasaynaya
daalkii iyo dayacii gurigaaga"

"amaano degdegsiimo iyo daacadnimo"

📍kaso horjeedka kaalinta gaafane fuel station

30/06/2026

guri goglan oo kiro ah.
xafada jigjigayar
qolalka 5 qol, 3 toilets, iyo gaadhi galkii
full decoration iyo alaab cusub.

macmiil waxan kuu diyaariney aqaladii goglanaa.
anago u qalabanay si qurux badan.
sidoo kalena ku qalabaynay alaab cusub.

"sirtu waa so shaxshaxda"

Sahal Real Estate

28/06/2026

dhisme cusub
xaafada cawo dhalad
4 qol iyo gaadhi gal
qiimaha $180
laamida iyo baksa ayu u dhawyhy

Sahal Real Estate

27/06/2026

dhisme kiro ah G+1
waxad ka dhigan karta SCHOOL ama goob ganacsi
cabirka guud: 18×24
Qolka: 4 hoose iyo 4 sare
location: hargaisa jigjigayar
qiimaha: $700+deposit

Sahal Real Estate

27/06/2026

dhisme kiro ah G+1
xaga sare: 4 room, 2 toilets and kitchen
xaga hoose: 3 room, 1 toilet and space
location: hargaisa (amaano boarding)
price: $400+deposit

Sahal Real Estate

24/06/2026

apartment kiro ah
xaafada jigjigayar
4 qol iyo l2 suuli
qiimaha $700

24/06/2026

jigjigayar📍

22/06/2026

dhismahan oo cabirkiisu yahay 9×12 kana kooban laba guri oo midkiiba yahay
3 room
2 toilets
1 madhbakh
gaadhi galkii

waxan ka hirgaliney magalada hargaisa gaar ahan
degmada gacmo dheere.
dhismahan wuxu la jaanqadaya casriga dambe isago loo dhamaystiray dhamaan decorationkii...

Address

Hargaisa
Hargeisa
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category