Geedi-kaab Service

Geedi-kaab Service Geedi-Kaab waa Adeeg fududeeyey rarista Guryaha iyo goobaha ganacsi oo soo kordhiyey in hal meel laga wada helo Adeegyo kala duwan. We are licensed and insured.

ALOOL Moving Company is a locally owned moving company in Hargeisa, whose mission is to create an honest, hassle-free, and quality moving experience for our customers. We specialize in large residential moves as well as local, long-distance, and office moves. We offer packing/ moving services throughout the country or wherever your final destination may take you. As a company, we really strive to

do your move right, every time. Our team is focused on delivering a quality, hassle-free experience to all of our customers. If you haven’t tried us, please do, so you can see the difference in our honest approach. We want to be the moving company that you choose now and in the future, and also the company you can refer to your friends and family. Please call or email us for a quote.

• Our Vision is to become one of the preferred choices of individual and
organization when it comes to the demand for moving services in the whole of the country.
• Our mission is to ensure that we build a successful moving and rent
company that will operate in the whole of the country and the company
will boast of having some of the best and reliable material handlers and
transporters (truck / van drivers).

maalmaha khayrka awgeed waxaanu idin samaynayey qiimu dhimis baladhan oo ah in aad ku guurayso qiimo ah $100 ilaa $130 m...
05/06/2025

maalmaha khayrka awgeed waxaanu idin samaynayey qiimu dhimis baladhan oo ah in aad ku guurayso qiimo ah $100 ilaa $130 mudo 30 cisho gudahood ah

ciid mubarik macamiishayada Geedi-kaab servive
05/06/2025

ciid mubarik macamiishayada Geedi-kaab servive

macmiil waxaanu warbixin kooban kaa siinayna Adeega Geedi-kaab service.
23/05/2025

macmiil waxaanu warbixin kooban kaa siinayna Adeega Geedi-kaab service.

waxaanu hambalyo iyo ducoba u diraya shaqaalaha shirkada Geedi-kaab service iyo shaqaalaha kaleba , waxaan idinku hambal...
01/05/2025

waxaanu hambalyo iyo ducoba u diraya shaqaalaha shirkada Geedi-kaab service iyo shaqaalaha kaleba , waxaan idinku hambalyeenaya in uu idinka iyo qoysaskiinaba alle ka yeelo ku barakooba oo nolol barwaaqo ku noolada. Aamin, aamiin

macmiil soo dhawaada waxa idin diyaara Adeegi Geedi-kaab service.nagu xidhaw marwalbanagala soo xidhiidh 63 6692337
28/04/2025

macmiil soo dhawaada waxa idin diyaara Adeegi Geedi-kaab service.
nagu xidhaw marwalba
nagala soo xidhiidh 63 6692337

28/02/2025

Ramadan mubarak macmiil waxaanu ku hayna Adeegi rarista guryaha iyo goobaha ganacsi macmiil.
Nagu xidhnaw macmiil markasta.

12/02/2025

Macmiil dhib la'aan Guur oo ka rayso rafaadki uu lahaa Geedigu oo ka warwar la'aw hantidaada badqabkooda.
Nagala soo xidhiidh 0636692337

Macmiil nala shaqeeyayso oo xogtayada u gudbi macmiil u baahan Adeeg Geedi-Kaab service oo hel abaalmarin lacageed oo dh...
11/02/2025

Macmiil nala shaqeeyayso oo xogtayada u gudbi macmiil u baahan Adeeg Geedi-Kaab service oo hel abaalmarin lacageed oo dhan 5%, macmiilkasta oo loogu Adeego $170 ilaa $250 oo sameeya bookin(dalab inta ramadaan ka hadhay).
Nagala soo xidhiidh 0636692337
Guryaha

Rarista guryaha

Macaamiishayada Geedi-Kaab service waxaan ugu busharaynayna in Gurigaas oo biyo leh oo ku yaala Jigjigayar gaar ahan aha...
03/02/2025

Macaamiishayada Geedi-Kaab service waxaan ugu busharaynayna in Gurigaas oo biyo leh oo ku yaala Jigjigayar gaar ahan ahaan laag barako hotel ay ka faaidaystan oo uu yahay goob muhiim ah oo jaanis ah.
Sidoo kale waxan u sheegaya macaamiisha na waydiisa guryo kiro ah waxaanu bahwadaag nahay realstate

TikTok | Make Your Day

Address

Papa Rooti, Jig-jiga Yar Area
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 19:00

Telephone

+252636692337

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedi-kaab Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geedi-kaab Service:

Share