Nasiib Real estate and Construction

Nasiib Real estate and Construction Nasiib Real Estate and Contruction is dynamic and forward-thinking company based in Hargeisa.

Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Dhismaha ee Nasiib Real estate and Construction  waxay halkan uga dirayaan hambalyo iy...
16/06/2026

Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Dhismaha ee Nasiib Real estate and Construction waxay halkan uga dirayaan hambalyo iyo bogaadin dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka reer Somaliland, munaasabadda bilashada bisha Muharram iyo sannadka cusub ee Hijriga 1448.

Waxaan idiin rajaynaynaa in sannadkan cusub uu idiinku bilaabmo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo guul, idamka Eebbe.



๐ŸŒ™โœจ Eid Mubarak โœจ๐ŸŒ™Nasiib Real Estate & Construction waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa Ciid Mubarak....
27/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Eid Mubarak โœจ๐ŸŒ™
Nasiib Real Estate & Construction waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa Ciid Mubarak.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada, ha inagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda bashbash, barwaaqo iyo caafimaad. ๐Ÿค
๐Ÿก โ€œBuilding Better Homes, Building Better Future.โ€
๐Ÿ“ž 063 4615080 / 063 4405652

๐ŸŒ™โœจ Juma Mubarak โœจ๐ŸŒ™Nasiib Real Estate & Construction waxay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan.Ilaahay ha inaga aqbalo duc...
21/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Juma Mubarak โœจ๐ŸŒ™

Nasiib Real Estate & Construction waxay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan.
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’™

๐Ÿก Dhiso ama iibso guri riyadaada ah adigoo.
๐Ÿ“ž 063 4615080 / 063 4405652

Xilli Habeen ah iyo Xaafadda NASIIB๐Ÿกโœจ Raadso Gurigaaga Riyada !Nasiib Real Estate & Construction waxay kuu haysaa guryo ...
19/05/2026

Xilli Habeen ah iyo Xaafadda NASIIB

๐Ÿกโœจ Raadso Gurigaaga Riyada !
Nasiib Real Estate & Construction waxay kuu haysaa guryo casri ah oo tayo sare leh, lehna biyo.

โœ”๏ธ Dhisme tayo leh
โœ”๏ธ Deegaan qurux badan
โœ”๏ธ Adeeg lagu kalsoon yahay

โ€œBuilding Better Homes, Building Better Future.โ€

๐Ÿ“ž 063 4615080 / 063 4405652
Location Next to Waafi Mall - Jigjiga Yar

Iibso oo Hel Guryo Biyo leh.Nasiib Real estate and Construction Hormuudka shirkadaha dhisamaha waddanka ee waawayn ee qa...
18/05/2026

Iibso oo Hel Guryo Biyo leh.

Nasiib Real estate and Construction Hormuudka shirkadaha dhisamaha waddanka ee waawayn ee qaybta ka ah dhiska iyo casriyaynta dhismayaashaโ€ฆ

๐Ÿ“Waa Guryo kale oo ka mid ah guryaha ay shirkaddu ka dhistay magaalada Hargeisa.

๐Ÿ“๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
๐“๐ž๐ฅ๐ฅ ๐ง๐จ: 63 4615080
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ : 63 4615080
๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐€๐๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ : Jigjiga Yar - Next to Waafi Mall

Kusoo dhawow macmiil Shirkadda horumarinta bilicda magaalada iyo dhismaha casriga ah.Saddex Mashruuc oo isku goob ah.
18/05/2026

Kusoo dhawow macmiil Shirkadda horumarinta bilicda magaalada iyo dhismaha casriga ah.
Saddex Mashruuc oo isku goob ah.

Nasiib Real estate and Construction  waxa ay ugu hambalyaynaysaa shacabka  ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š  ๐Ÿ‘๐Ÿ“ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐๐š la soo noqoshad...
17/05/2026

Nasiib Real estate and Construction waxa ay ugu hambalyaynaysaa shacabka ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ‘๐Ÿ“ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐๐š la soo noqoshada madaxbanaannida Jamhuuriyadda Somaliland.

Address

Jigjiga Yar, Next To Waafi Mall
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiib Real estate and Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category