Dejiye Property Management

Dejiye Property Management Shirkada Kiraynta iyo Maamulida Guryaha iyo Meharadaha.

24/02/2026

Waxay diyaar kugu tahay suuqa cusub ee furre mall ka soo hor jeedka molta ice cream wixii faahfahina nagala soo xidhiidh lanbarada hoos ku xusan

11/01/2026

MEHERAD KIRO AH | DEJIYA PROPERTY 🏘️

Meherad kirro ah kuna taala Magaalada Hargeisa.

Goobta: Jig-Jiga yar | Near Hargeisa Suit-house.📍
Nagalasoo Xidhiidh: 063-8777192 ☎️

13/12/2025

GURI KIRO AH | DEJIYA PROPERTY MANAGMENT🏘️

Guri kiro ah kana kooban 8 QOL, 5 QOL oo kamid ah waa hurdo,
3 QOL oo adeeg ah, Fadhi wayn, Labo madbakh & Barxad wayn.

Goobta: Jig-Jiga yar | Dhabarka Waafi Mall 📍
Nagalasoo Xidhiidh: 063-8777192 ☎️

Xadhig ka jarka suuqa cusub ee furre business center oo laga furay xaafada shacabka gaar ahaan ka soo hor jedka molto ic...
16/09/2025

Xadhig ka jarka suuqa cusub ee furre business center oo laga furay xaafada shacabka gaar ahaan ka soo hor jedka molto ice cream

11/09/2025

Coming soon..

05/08/2025

Ku soo dhawoow Dejiye Property Management
Waxaan kuu haynaa Meherad kiro ah oo ku taalla shacabka, gaar ahaan suuqa Furre Mall.

28/07/2025

Ku soo dhawoow Dejiye Property Management
Waxaanu kuu haynaa Guri Kiro ah wuxuu ka kooban yahay 8 qol , oo kala ah 5 Qol oo hurdo ah ,Iyo Fadhi weyn,3 Qol oo Service ah,Laba madbakh ,iyo Barxad balaadhan.
Location :Dhabarka Waafi Mall.
Wixi dheerad ah nagala soo xidhiiidh: 0638777192.

23/07/2025

Ku soo dhawoow Dejiye Property Management
Waxaanu kuu haynaa Guri Kiro ah wuxuu ka kooban yahay 8 qol , oo kala ah 5 Qol oo hurdo ah ,Iyo Fadhi weyn,3 Qol oo Service ah,Laba madbakh ,iyo Barxad balaadhan.
Location :Dhabarka Waafi Mall.
Wixi dheerad ah nagala soo xidhiiidh: 0638777192. See less

07/07/2025

Ku soo dhawoow Dejiye Property Management
Waxaanu kuu haynaa Guri Kiro ah wuxuu ka kooban yahay 6 qol , oo kala ah 5 Qol oo hurdo ah ,Iyo fadhi weyn ,Laba madbakh ,iyo Barxad balaadhan.
Location :Dhabarka Waafi Mall.
Wixii dheerad ah fadlan nagala soo xidhiiidh: 0638777192.

06/07/2025

Kusoo dhowaada Dejiye Property Management

Address

Hargeisa

Telephone

+252634724459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dejiye Property Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category