Maam RealEstate

Maam RealEstate Our priority is Caring & Maintenance to your Property.

24/07/2024

Waa guri kiro ah oo ku yaala Dalcada Nasiye Cabaaye ama Tukaanka Mabruuk Agteeda Waa 4 qol oo biyo Leh.
$170 weeye. Maam real estate ugu kaalay.

09/07/2024

Waxaanu kuu haynaa 1 Baloog oo jaanis ah qiimuhu waa $90,000
Cidii u baahan in laga iibiyo wax ka yar waa laga iibinayaa
wuxuu ku yaalaa Maqaaxida Inanta ee galbeedka Hargeisa.

08/07/2024

Waa qolal aad u jaban oo ku yaala Sheedaha Agagaarka Schoolka Nuradiin Primary Dhinaciisa Waqooyi
$60
wixii faahfaahina kala soo xidhiidh Numberada hoos ku qoran
063-8346616 ama 063-8348799

28/05/2024

WAA GURI IIB AH.
Cabirka guriga 9x12 ( Dhex ah )

$39000
4 qol iyo kitchen kii iyo gaadhi gal
location: Ex Control Galbeedka
telephone: 063-8348799

Address

Xero Awr Amaana Plaza Building Hargeisa Bussines Area
Hargeisa

Telephone

+252638346616

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maam RealEstate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maam RealEstate:

Share

Category