Aayo-maal Development Organization

Aayo-maal Development Organization Ururka horumarinta dhalinyarada degmada salaxley Aayo-maal

Ururka Horumarinta Dhallinyarada degmada Sallaxley ee AAYO-MAAL DEVELOPMENT ORGANIZATION waxa uu hambalyo iyo bogaadin u...
09/02/2026

Ururka Horumarinta Dhallinyarada degmada Sallaxley ee AAYO-MAAL DEVELOPMENT ORGANIZATION waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dhalinyarada ku guulaystay maalgelinta xirfadaha ee degmada Salaxley, oo uu bixiyay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland.
Tani waa tallaabo muhiim ah oo dhiirrigelinaysa horumarka dhalinyarada, kobcinta xirfadaha, iyo dhisidda mustaqbal ifaya. Waxaan rajaynaynaa in fursaddan aad uga faa’iidaysataan si aad u noqotaan kuwo wax ku biiriya bulshada, isla markaana tusaale wanaagsan u noqda dhalinyarada kale.

Hambalyo mar kale — guul iyo horumar joogto ah ayaan idiin rajaynaynaa.

Address

Salahlay
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayo-maal Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category