Jiil Kaab

Jiil Kaab 1. "Jiil Kartida Leh, Mustaqbalka Dhisa"


2. "Hal-abuur, Horumar, Jiil Kaab"


3. "Dhalinyaro Awood

Diyar weeyi courses kii Business Development Register WhatsApp  #638144069
01/05/2026

Diyar weeyi courses kii Business Development
Register WhatsApp #638144069

Ogeysiis Ogeysiis OgeysiisDhammaan bulshada ku dhaqan caasimada waxaan ugu bushareyneynaa in JIIL_KAAB PROGRAM uu idiin ...
24/04/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dhammaan bulshada ku dhaqan caasimada waxaan ugu bushareyneynaa in JIIL_KAAB PROGRAM uu idiin diyaariyey Barnaamijka Doodeed aad u xiiso badan oo looga hadlayo:

Doorka Xirfadu ku leedahay Dhallinyarada

Waxaana ka faa’iideysa:
● Dood
● Fikrad Wadaag
● Tababbaro

Fillo dhawaan qaybtii 2aad ee barnaamijka Doorka Xirfadu ku leedahay Dhallanyarada

https://chat.whatsapp.com/DYiEndHbycI32nvrHHWZMM

Waxa barnaamijkii Daahfurkiisa Ka hadhay keliya Muddo Koobanhadda iska-diwan geli  -0634289241
30/03/2026

Waxa barnaamijkii Daahfurkiisa Ka hadhay keliya
Muddo Kooban
hadda iska-diwan geli -0634289241

    MA-LEEDAHAY HIBO SUUUGAANEED IYO / HAL,ABUUR SUUGAANEED HADDAY JAWAABTU TAHAY KA MID NOQO
17/02/2026


MA-LEEDAHAY HIBO SUUUGAANEED IYO / HAL,ABUUR SUUGAANEED
HADDAY JAWAABTU TAHAY KA MID NOQO

Waxa barnaamijkii Daahfurkiisa Ka hadhay keliya 12 -Cisho hadda iska-diwan geli  -0634289241
16/02/2026

Waxa barnaamijkii Daahfurkiisa Ka hadhay keliya 12 -Cisho hadda iska-diwan geli -0634289241

Address

Hargeisa_somaliland
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiil Kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category