01/01/2026
Hambalyo Sanadka Cusub 2026!
Shirkadda YEEL Architecture and Construction. waxay si gaar ah ugu hambalyaynaysaa shacabka sharafta leh ee Reer Somaliland munaasabadda sanadka cusub ee 2026.
Sanadkan cusub waxaan idiin rajaynaynaa barwaaqo, horumar, caafimaad, iyo midnimo qaran. YEEL waxay diyaar u tahay inay sii xoojiso doorkeeda dhismaha iyo horumarinta dalka iyadoo la jaanqaadaysa himilooyinka dadka iyo deegaanka.
Sanad cusub oo kheyr iyo guul leh.