11/03/2026
Asc Macamisha sharafta leh RASMI REAL STATE waxay idin haysaa Hal baloodh oo ku yaala jigjiga yar gaar ahaan Masjid Faadumo wadada 150 na waa balooga 2 labaad Cabirkiisuna Waa 18M x24M Qiimaha lasiinayaana Waa $ 48,000 macmiil ka faaidaysi wacan